Posts

Showing posts from October, 2017

Taariiikh kooban oo kusaab san xeerka ciqaabta soomaaliyeed

Image
Taariiikh kooban oo kusaab san xeerka ciqaabta soomaaliyeed تاريخ  موجزة  قانون العقوبات بجمهورية الصومال الديموقراطية Xeerka ciqaabta soomaali yeed waxaa lagu ansixiyay xeerka tirsigiisu yahay  5 ee soo baxay 16dii disheember 1962dii kahor markii xukumaddii  soomaliyeed ee markii  xurriyadda laqaatay loogu wakiishay xeerka tirsigiisu yahay 5 ee 30 kii janaayo  1962dii awoodda soo saaridda xeerka ciqaaba soomaaliyeed ,kedibna markii lagu faafiyay (faafinta rasmiga ah ee dowladda), loo gudbiyay  dhamaan gudoomiyaasha goboladda (Regional Governors),gudoomiyaasha degmooyinka (district commissioners) iyo maamulladdii dowladaha hoose (local administrations) ,si eey ugu bandhigaan bulshada xeerka muddo 60 maalmood ahayd oo isku xigtey, waxaana xeerkani dhaqan galay (intrata in vigore) 3dii abriile 1964tii ,waxaana markaas dhaqan beelay  xeerkii ciqaabta ee dowladihii gumeysan jirey soomaaliya . Wakhtiga uu dhaqan galay xeerka ciqaabta sooma...