Posts

Showing posts from 2023

The social media and Somalia children

Image
Many Somali children are busy enough to watch and use Social Media like (Tiktok , Facebook  ETC ) in the day and night instead of studying their religion and other subjects, parents don’t give care to their children they only feed them and allow to use Social Media in side bad faith and some time give facilities. This watching social media may astray our children and create new problem to our society. Short Massage From Lawyer Abdirizak Haji 

Persons (Qofka) Qof Dabiici ah (Natural Person)

Image
Persons (Qofka) Hordhac Qofku waa saldhigga xuquuqda iyo waajibaadka sharci. Qofka waxaa loo qaybin karaa labo: Qof  Dabiici ah (Natural Person) – waa qofka caadiga ah ee dhashay, nool, una leh jiritaan jireed. Qof Sharci ah (Legal / Artificial Person) – waa hey’ad sharci ku dhisan oo leh shaqsiyad qaanuuneed, xuquuq iyo waajibaad. Labadoodaba waxaa lagu aqoonsadaa inay leeyihiin Legal Capacity (Awood Qaanuuneed). Qaybta Koowaad: Qofka Dabiiciga ah (Natural Person) Legal Capacity – Qodobka 29 X.M.S. Legal capacity micnaheedu waa “eligibility to have rights and duties” – awoodda lagu lahaan karo xuquuq iyo lagu qaadi karo waajibaad. Qofku wuxuu helaa awood qaanuuneed marka uu dhasho. Wuxuu waayaa awoodaas marka uu dhinto. Awood la’aantu (Incapacity) waxay noqon kartaa: Guud (Absolute). Xadidan (Relative). Helidda iyo Luminta Awoodda Qaanuuneed Helid: Markuu qofku dhasho isagoo nool. Lumid: Marka uu dhinto ama uu maxkamad go’aamiso. Disappearance – Qodobka...