Posts

Showing posts from May, 2018

international court justice (icj) maxaad kataqaanaa maxkamada caalamigaa ee aduunkaa icj ?

Image
international court justice (icj) (maxkamada cadaaladda aduunka) waa mid kamid ah heey’adaha united nationka oo uqaabil san arimaha garsoorka xarun teeduna waa hagew waxaa eeyna badashay maxkamaddaani maxkamad kahoreey say oo layiraahdo permenant international court guriga hadda eey kushaqeeyso waxaa leh maxkamdii hore macana ayadaa ayaa dhaxashay dustuur keeda waxaa uu raacsan yahay dustuurka uneted nation taas macnaheedu waa dowlad kasta oo xubin ka ah United nation ka waxaa eey xubin katahy icj maadaama uu dustuurku kulifaaqan yahay dustuurka united nationka shaqadda icj waa labo shaqo A) in eey xaliso muranadda kadhax dhasha doowladaha marka eey usoo gudbiyaan maxkamadda B)in eey tala bixin kabixiso su’aalaha qaanuunka marka eey weey diistaan heey adaha doowligaa marka lafiiriyo dustuurka united nation ka waxaa eey ku xusun atahay maxkamada cadaalaadda doowliaga chapterka 14aad qodobka 92aad xeerka kulifaaqan dustuurka united nationka kala sareeynta icj habraaca maxkam...