Posts

Showing posts from 2017

Taariiikh kooban oo kusaab san xeerka ciqaabta soomaaliyeed

Image
Taariiikh kooban oo kusaab san xeerka ciqaabta soomaaliyeed تاريخ  موجزة  قانون العقوبات بجمهورية الصومال الديموقراطية Xeerka ciqaabta soomaali yeed waxaa lagu ansixiyay xeerka tirsigiisu yahay  5 ee soo baxay 16dii disheember 1962dii kahor markii xukumaddii  soomaliyeed ee markii  xurriyadda laqaatay loogu wakiishay xeerka tirsigiisu yahay 5 ee 30 kii janaayo  1962dii awoodda soo saaridda xeerka ciqaaba soomaaliyeed ,kedibna markii lagu faafiyay (faafinta rasmiga ah ee dowladda), loo gudbiyay  dhamaan gudoomiyaasha goboladda (Regional Governors),gudoomiyaasha degmooyinka (district commissioners) iyo maamulladdii dowladaha hoose (local administrations) ,si eey ugu bandhigaan bulshada xeerka muddo 60 maalmood ahayd oo isku xigtey, waxaana xeerkani dhaqan galay (intrata in vigore) 3dii abriile 1964tii ,waxaana markaas dhaqan beelay  xeerkii ciqaabta ee dowladihii gumeysan jirey soomaaliya . Wakhtiga uu dhaqan galay xeerka ciqaabta sooma...

halkan kabaro tariikh kooban oo ku saabsan wiilashii SYL

Image
Maanta oo eey ku beegantahay 15ta bisha 5aad waxay Ummadda Soomaliyed u tahay malin qimo weyn ugu fadhida, isla markasna dowr  weyn ku leh dhalashadii iyo hanasahadii xoriyadda Ummadda Soomaaliyeed ay hanatay sanadkii #1960-kii. @Halgankii Ummadda Soomaaliyeed uu hogaanka u soo hayey xisibgii SYL iyo qaar ka mid ah #halgamayashii dalka u soo halgamay waxay aheyd talaabo loo qaaday sidii la isaga qaadi lahaa #xiliyaddii gumeysiga, isla markasna Ummadda Soomaaliyeed loo gaarsiin lahaa xoriyad taam ah. Dad badan oo Soomaaliyeed ayey suurtagal tahay inaysan maanta la socon inay tahay maalin quluubta shacabka Soomaaliyeed kaga taal meel muhiim ah, isla markaasna taariikhda dalka Soomaaliyeed ka gashay baal dahab ah qaab kii loo aasaasay ururka syl waqtigu markuu ahaa sanadka 1943-dii ayaa waxaa sheekaystay sida ay taariikhyahanadu sheegeen C/qaadir Sheekh Sakhaawadiin iyo Yaasiin Xaaji Cusmaan Sharma’arke oo rag saaxiibo ah oo si weyn isugu xirnaa, islana socon jiray mar kasta, ...

26 ka June iyo 1 da July (Documentary 2013) Xornimadii Soomaaliya 1960

Image

The Penal Code (Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed)

Image
The Penal Code (Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed) Soo saaristii iyo Taariikhda • Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed wuxuu dhaqan galay 16 Juun 1963 . • Wuxuu ka koobnaa asalkiisu 565 qodob . Qaab-dhismeedka Xeerka Xeerka Ciqaabtu wuxuu ka kooban yahay saddex buug: 1. Buugga Koowaad – “Dambiyada Guud ahaan” : Waa qaybta guud (general part), oo dejisa mabaadi’da guud: mabda’a sharciyadda, qodobada xadaynaya dambiga, iyo ciqaabta. 2. Buugga Labaad – “Dambiyada Gaar ah” : Qaybta gaarka ah (special part) ee qeexaysa dambiyada waaweyn (sida dil, dhac, kufsi, iwm.). 3. Buugga Saddexaad – “Dambiyada Gaar ah (Contraventions)” : Dambiyada yaryar iyo xadgudubyada fudud. Waxaa xusid mudan in xeerarka ciqaabta aysan ku ekaan X.C.S. oo keliya, balse sidoo kale lagu helo sharciyo gaar ah ( special laws ). ⸻ Features of Criminal Law (Astaamaha Sharciga Ciqaabta) Sharciga ciqaabtu waxa uu leeyahay astaamo u gaar ah: 1. Ciqaab – waa astaanta ugu weyn, waayo sharciyada ciqaabta waxay la ...

•The principle of the non-retroactivity of criminal laws •

• The principle of the non-retroactivity of criminal laws • Art. 35 Paragraph 13 FRSPC •No person may be convicted of a crime for committing an act that was not an offence at the time it was committed, unless it is a crime against humanity under international law. Art. 2 CPI. No one may be punished for an act which did not constitute an offence according to the law in force at the time it was committed. This principle is valid both when: 1) a new offence is created by law; 2) an existing offence is defined in a different way different way different way as long it results more severe for the offender. The principle of favorable retroactivity Art. 2 CP II . No one may be punished for an act which does not constitute an offence according to a subsequent law; and if the sentence has been imposed, , the execution and the penal consequences thereof shall cease. III . If the law in force at the time an offence was committed and subsequent law are different, the law shall be a...