Posts

Showing posts from 2018

cidamada somalia  waxay ka koob naa yeen marka loo fiiriyo dhan ka milatariga

Guud ahaan cidamada somalia   waxay ka koob naa yeen marka loo fiiriyo dhan ka milatariga Ciidan ka dhulka Ciidanka badda Ciidan ka difaaca cirka Ciidan ka cirka ciidamada qaran ka somalya waxay ka koob naayeen afar qaybood oo kala ah ciidan ka xooga dalka Somalia ciidan ka  booliska Somalia ciidanka nabad sugida Somalia ciidan ka asluubta Somalia shaqooyin ka ay qaba naayeen ciidan ka Somalia waxay kala ahaayeen ciidan ka boliska shaqa doodu waxay aheed in ay sugaan nabad gal yada wadan ka gudihiisa sidoo kale ciidan ka xooga dalka Somalia  waxay aheed shaqadoodu difaaca dalka Cont…… ciidan nabad sugida shaqa dooda waxay aheed iyaga wax walba oo gudaha iyo dabada ah sidoo kale waa wardoono   waxaa kaloo ay ahaayeen suga yaasha amaanka ciidan ka asluub ta Somalia waxay aheed shaqadooda   maxaabiis ta sidoo kale jeelas...

Discuss whether Somalia legal system spaces on monistic system or dualistic system or path of them?

Discuss whether Somalia legal system spaces on monistic system or dualistic system or path of them? su,aaal assignment Somalia waxeey leedahay legal system ee ma dualism system   miyaa mise waa monism system ? marka laga had laayo qaanuunka dowligaa iyo qaanuunka gudaha waxaa lagu dabaqaa aragtida ah dualismka waxaa ii cadeey naayo warbixintaan sidoo kale waxaan kafahmaynaa aragtida Somalia hadaan waafajino mabda dualismkaa waxaa uu qabaa in qanuunka dowliga ah ee guud lagu dhaqangeliyo qaanuunka gudaha ayaddoo laraacaayo qanuunka gudaha lana waa fajiyaa qanuunka gudaha haddii uu jiro qodobo oow kasoo horjeedoo qaanuunka doowliga ah ee cusub eey jiraan waa in qodobadaas kasoo hor jeeda qaanuunka gudaha lawaa fajiyaa macnaha waa in leeys waa fajiyaa labadii qaanuun oo eeysan kadhaxeeyn contradiction waxaana qabta aragtida dualism ka dowladda ama nidaamka jira ayaa lagarabaa in uu iswaa fajiyo hadii uu iswaafa qeeyna reservation kaqaaato macnaha hadii uu reservation ka qaa...