Posts

Showing posts from November, 2016

camal wanaag san iskaa wax uqabso

Image
mahadda oo dhani waxaay usugnaatay allaah waxaan maanta si niyad sami ah iskaa wax uqabso  uga hoowl galnay dhamaan ardayda iyo macalimiinta  xarunta Kulliyadaha Sayniska iyo Tiknoloojiyadda ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Dhabtii, in bulsho inta ay iskaa-wax uqabso iskugu qaylo dhaantaan ku hirgaliyaan homigoodu ma aha mid cajab ku noqon karta qofkasta oo nool wakhtiyadan dambe, bal se waa ba dareen soo jireen ah bulshooyin badan oo dunidan soo guud marayna ay ku soo caano maaleen kagana libin gaadheen hadba wakhtiga iyo waayaha ay ku jireen. Iskaa waxa u qabso micno ahaan iyo murti ahaanba waa aaminaadda awooddaada iyo kartidaad u leedahay hirgalinta hammigaaga. Waa ku tashiga, ku qancida, ku faanidda iyo isticmaalka cududdaada gaarka ah ee Eebbe wayni kugu mannaystay. Iskaa wax u qabso waa dariiq iyo dhabo la hubo in ay horumarka iyo hore u socodka sabab u tahay. Sida ay waayuhu ina bareen,  waxay bulshooyin badani kaga badbaadeen ku kufidda turaantu...

Somalia Civic Education Short Film: State and Religion

Image

DACWADA MURANKA BADDA EE SOOMAALIA & KENYA OO MAALINTII SADAXAAD KA SOCO...

Image

sharciga haweenka

Image