Posts

Showing posts from October, 2019

Tiirarka Danbiga ciqaabta soomaaliyeed

Image
  Tiirarka Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed (X.C.S.) waxa uu ku dhisan yahay saddex tiir oo waaweyn oo ay culimada qaanuunka ku saleeyaan ciqaabta iyo mas’uuliyadda qofka la xiriirta. Saddexda tiir waa: 1. Tiirka Maadiga ah (السلوك) Tiirkan wuxuu la xiriiraa habdhaqanka ama ficilka qofka ee la xiriira denbiga. Waxa uu leeyahay saddex qaybood: a) Ficilka (سلوك): Waa in la helo ficil muuqda oo la xiriira denbiga. b) Natiijo (الضرر): Waa in falkaas uu horseeday natiijo ama dhibaato muuqata. c) Xiriirka Sababta iyo Natiijada (العلاقة السببية): Waa in uu jiro xiriir sabab iyo natiijo oo ka dhexeeya ficilka iyo dhibka ka dhashay. Qodobka 21 ee X.C.S. ayaa si gaar ah uga hadlaya xiriirkan. Culimada qaanuunka waxay ku tilmaamaan in “sababta kaliya ee kufilan” ay tahay mabda’ uu qabo qaanuunka Soomaaliyeed. 2. Tiirka Macnawiga ah (معنوي/نفساني) Tiirkan wuxuu diiradda saaraya xaaladda maskaxda qofka iyo rabitaankiisa marka uu sameynayo ficilka. ...

Taarikhda xeer Ciqaabeed kii ugu horeeyay ee lasameeyo

Image
   Taarikhda xeer ciqaabeed kii ugu horeeyay ee lasameeyay       Xeerka ciqaabta aduunka waxaa uu lasoo bilaamay markii uu sameeystay   ilbaxnimadii bini aadamka    Xeerkii ciqaabta ee ugu horeeyay aduunka waxaa uu ku abtirsadaa humurabi boqortooyadiisii halka Reer EURPIAN   uu soogaaray 2000 sano   kedib boqoradu dadaka waxaa eey kasameeysan jireen wixii kahoreeyay yurubiyaanka   Sababaha loociqaabo qofka Aragti ahaan waa In qofka waxaa uu sameeyay mid lamid ah isagana lagu ciqaabo     Halka ujeedka ciqaabta uu yahay sadax midkood    1)    Inlaga hortago danbiga    2)    In qofka dhibka uu geeystay isagana loogeeystaa si eeysan mardanbe usoo noqon      3)    In eey san noqon ciqaabtu aargudasho    Waxaa lagu qeexaa   xeerka ciqaabta soomaaliyeed in uu yahay sharciyadda          kahadla fal...