Posts

Showing posts from 2016

camal wanaag san iskaa wax uqabso

Image
mahadda oo dhani waxaay usugnaatay allaah waxaan maanta si niyad sami ah iskaa wax uqabso  uga hoowl galnay dhamaan ardayda iyo macalimiinta  xarunta Kulliyadaha Sayniska iyo Tiknoloojiyadda ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Dhabtii, in bulsho inta ay iskaa-wax uqabso iskugu qaylo dhaantaan ku hirgaliyaan homigoodu ma aha mid cajab ku noqon karta qofkasta oo nool wakhtiyadan dambe, bal se waa ba dareen soo jireen ah bulshooyin badan oo dunidan soo guud marayna ay ku soo caano maaleen kagana libin gaadheen hadba wakhtiga iyo waayaha ay ku jireen. Iskaa waxa u qabso micno ahaan iyo murti ahaanba waa aaminaadda awooddaada iyo kartidaad u leedahay hirgalinta hammigaaga. Waa ku tashiga, ku qancida, ku faanidda iyo isticmaalka cududdaada gaarka ah ee Eebbe wayni kugu mannaystay. Iskaa wax u qabso waa dariiq iyo dhabo la hubo in ay horumarka iyo hore u socodka sabab u tahay. Sida ay waayuhu ina bareen,  waxay bulshooyin badani kaga badbaadeen ku kufidda turaantu...

Somalia Civic Education Short Film: State and Religion

Image

DACWADA MURANKA BADDA EE SOOMAALIA & KENYA OO MAALINTII SADAXAAD KA SOCO...

Image

sharciga haweenka

Image

•The Police State constution

• The Police State • The State Police  Evolution of the absolute state in the eighteenth and nineteenth century , thanks to enlightened or open-minded rulers ( especially in Austria and Prussia ) , the State Police , so called because it serves as a main purpose to achieve the welfare of its subjects , through a complete management and regulation of social activities . • Remain the characteristics of the absolute state , but it makes a further and greater professionalization of the bureaucracy , which deals with new tasks , consolidating as the backbone of the state. • Born in this period the SO-CALLED “ police science” , a sort of science of administration , which may arise at the origin of the modern administrative law .  • The Liberal State •   During the eighteenth century, for a number of concomitant reasons (including the development of trade and the first signs of the so-called "industrial revolution"), it makes a substantial transformation of the ...

•Development of Constitutionalism in somalia

• Development of  Constitutionalism     •In order to make adequate choices when drafting a constitution it is important to understand  the modern concept of a constitution and the implications that the concept of constitutionalism has for the legal system of a country. • An overview of the history of constitutionalism in the West  as well as Islamic countries may help in furthering this understanding.  •When deciding for a constitution, a population always transforms policy choices into law.  •These  choices usually reflect the country's distinctive history and its specific social, economi...

Hordhac Sharciga Dastuuriga ah (Introduction to Constitutional Law)

Image
Hordhac Sharciga Dastuuriga ah (Introduction to Constitutional Law) Hordhac Ka hor inta aynaan qeexin ereyga dastuur, waxaa muhiim ah inaan marka hore sharaxno waxa loola jeedo sharciga (law), nidaamka sharci (legal system) iyo ilaha sharciga (sources of law). Marka aad bilowdo barashada sharciga, waxaa muhiim ah inaad fahanto waxa uu yahay sharcigu (law) iyo sida uu ugu xiran yahay nidaamka sharci (legal system). Sharcigu waa xeer guud oo bulshada hagaya (set of rules that guide society). Waa qaanuun khasab ah in la adeeco, cid kasta oo jebisana waxa lagu ciqaabaa ganaaxyo iyo xukuno ciqaabeed. Nidaamka sharci (legal system) dhanka kale waa urur iyo nidaam bulsho iyo dawli ah oo abuuraya kuna hagaya kala dambeynta bulshada iyadoo la adeegsanayo sharciyo. Waa hay’adda abaabusha xeerarka iyo nidaamyada lagu dhiirrigeliyo dhaqanka wanaagsan laguna reebo dhaqanka taban. Nidaamka sharci wuxuu kaloo ka koobanyahay hay’adaha sharci dejinta (legislatures) oo dejinaya sharciyada iyo maxkam...

 Somali Republic         The Constitutional Referendum of 20 June 1961 THE CONSTITUTION Introduction:

 Somali Republic         The Constitutional Referendum of 20 June 1961 THE CONSTITUTION Introduction: Cont On 20 June 1962 it is one of the stages more important in the lives of the Somali Republic' because on this day the Somali people approved the Constitution that entered into force provisionally July 1, 1960, making the final Constitution itself and putting an end to a regime of provisional institutional and constitutional. From this moment the system of the Somali Republic, for the agreement of the will of the citizens on which rests the Somali people's confidence for the guarantees that, the Constitution offer to all citizens and foreigners without distinction for a chance to operate in Somalia, with honest' of intent, under the protection of the Basic Law of the State. cont The event deserves to be remembered also because ', just less than a year since attaining independence and Union, and Somalia succeed...

•What is a Constitution in somali ?

• What is a Constitution?  • The concept of a constitution dates to the city-states of ancient Greece. The philosopher Aristotele 322-384 a.c ), in his work  Politics, analyzed over 150 Greek   constitutions. He described a constitution as creating the frame upon which the government and laws of society are built: • So in lay terms, a constitution can be defined as  a set of legal norms that define the fundamental political principles and establish the structure , procedure, powers and functions  of all organs of a state.   So every organization needs a constitution to define the powers , rights and duties of the organization’s members. • Most  national  constitutions also guarantee certain rights to the citizens and other human beings present in a  country.  • ...