Posts

Showing posts from September, 2019

Waa maxay qaanuun?

Image
Waa maxay qaanuun? Waa maxay qaanuun? waxaan qeexidoon ereyga qaanuun halka uu kasoo jeedo asal ahaan iyo macnihiisa Qaanuun; asalkiisu waxa uu ka yimid Laatiin, Faransiiska iyo Giriigga Afka French waxa uu ku yahay Canōn, sidoo kale  Giriiguna eey uyaqaanaan  Kanon. hadii lamicneeyo ereyada kala ah  Canōn,Kanon, iyo Qaanuun; waa Xeer, ama Nidaam eey degsadeen bulsho meel kuwada nool,  soomaali ahaan  qaanuun ama qeynuun macnaha ugu horreeya ee lasoo xasuusanayo waa: “ nidaam kala haga ama kala maareeya xariirka ka dhaxeeya bulsho meel ku wada nool, iyada oo ciddi ka hor timaadana muteysaneyso ciqaab’’ Qaanuunku/sharcigu waa xeerar bulsho dhigato dhexdeed, kuna heshiisay oo ay isku maamusho . sharcigu waa xeerar xadeeya xumaha, qeexa xaqa muwaadinka, waajibaad fara, horumarkana u jideeya waxa soo rogta fulisa na sharcigaas . Sharcigu waa shareeraha sharka. Sharcigu waa tilmaamaha toosiyaha bulshada. Taageerah...

International criminal court (ICC) Maxkamadda Danbiyadda Caalamiga

International criminal court (ICC) waxaa ICC lagu aasaasay roma sanadku markuu ahaa 1998dii laguna aasaasay shirkii diblumaasiyadeed ee eey qabatay heey ada jamciaydaa quruumaha kadhaxeeysa waxaa uuna dhaqan galay 2002dii dustuur ka heey’ada jamciyada quruumaha kadhaxeeysa markii lahelay dowladihii lagu dhaqan gelin lahaa waxaa eeyna shaqa bilaawday 2003dii markii loo sameeyay qaabdhis meedkeda waana heeyada kamadax banaan united nation ka xarunteedu waa hage Qaab dhismeed ka maxkamada icc ama eey ka kooban tahay afar  heey”adood  A) Presidency : B) Judicial divisions: C) Office of the prosector: D) Ragistery : Asbaabaha loodhisay maxkamadan (icc)  A) In lagu yareeyo danbiyadda kusaab san ku xadgudubka xuquuqda insaan ka Waxyaabaha eey raaceeyso waa kala sareeynta sharciga uqoran a) Constitution B) International humanetarail law C) Xuku nadii eey horey ugaartay danbi lamid ah danbiyaddaas W/Q: Sharci-yaqaan : Abdirizak Haji Omar