Discuss whether Somalia legal system spaces on monistic system or dualistic system or path of them?


Discuss whether Somalia legal system spaces on monistic system or dualistic system or path of them?
su,aaal assignment Somalia waxeey leedahay legal system ee ma dualism system  miyaa mise waa monism system ?
marka laga had laayo qaanuunka dowligaa iyo qaanuunka gudaha waxaa lagu dabaqaa aragtida ah dualismka waxaa ii cadeey naayo warbixintaan sidoo kale waxaan kafahmaynaa aragtida Somalia
hadaan waafajino mabda dualismkaa waxaa uu qabaa in qanuunka dowliga ah ee guud lagu dhaqangeliyo qaanuunka gudaha ayaddoo laraacaayo qanuunka gudaha lana waa fajiyaa qanuunka gudaha haddii uu jiro qodobo oow kasoo horjeedoo qaanuunka doowliga ah ee cusub eey jiraan waa in qodobadaas kasoo hor jeeda qaanuunka gudaha lawaa fajiyaa macnaha waa in leeys waa fajiyaa labadii qaanuun oo eeysan kadhaxeeyn contradiction waxaana qabta aragtida dualism ka dowladda ama nidaamka jira ayaa lagarabaa in uu iswaa fajiyo hadii uu iswaafa qeeyna reservation kaqaaato macnaha hadii uu reservation ka qaato waxaa eey kadhigan tahay mabaadida guud ee qaanuunka ayuu kasoo horjeedaa oo kamid yahay sida diinta dhaqanka waa in aad cadeey saa tusaale waxaa laga yaabaa in uu laxiriiro arimo diinta kasoo horjeeda  qodobka qaanuunka dowligaa hadaba mawaxaa labadalayaa diinta jawaabtu waa maya qodobka qaanuunka doowligaa ee kasoo horjeeda diinta ayeey dowladu leedahay anaga nama quseeyo  qodobkaan 
aragtida monism ka wexeey qabtaa qaanuun kasta oo kahor yimaada qaanuunka dowligaa uu yahay nall avoid waxaa eey qabtaa aragtidan hadii dowladu soo saxiixdo hishiiskan si otomaatic ah ayuu uga qeeyb gala sharciga wadanka
dowlad kasta ayada ayaa laga rabaa in eey iswaa fajiso qanuunka dowligaa iyo qaanuunka gudaha waxaana sheegaayo qodobka 27aad ee hishiiskii venae eek ku saab san hishiis yada 1969  waxaa uu leeyahay qodob kaasi * dowladi uguma marmarsi yoon karto qaanuun keeda gudaha in eey kujebiso qaanuunka dowligaa ah ayadoo raa ceeysa qaanuun keeda gudaha* (qawaaninta gudaha waa in eey dhowraan qawaaniinta guud hishiiska ma ogola in eey dowladi marmarsiyo kadhigato in eey jabiso hishiis yadda dowliga ah ayadoo qaanuun keeda gudaha ku marma siyooneeysa in uu kasoo horjeedo , waxaa sidoo kale qaba articale 103 ee dustuurka jamciyadda qurumaha kadhaxeesa     united nation ka waxaa uu leeyahay qodobkani 103 dowladih magali karto hishiis cusub oo kahor imaanaayo chartarka united nation ka haddeey gashana waa in eey waa fajisaa dustuurka
dualism theory iyo monism theory midkood ayaa waxaa eey qabtaa sidan
1)    monism theory: waxaa eey qabtaa labada qaanuun in eey isku halyahiin eeyn kuwada saleeysan yahiin in  eeyna qanuun ka dowligaa iyo qanuunka gudaha hal nidaam qaanuuneed iskula jiraan marka larabo qaanuunka dowligaa in laga dhaqan galiyo qaanuunka gudaha thiyorigaan waxaa uu qaba in aan loo baahneeyn  wax borosaays ah   ama wax nidaam ah oo lamirinayo sitoos ah ayuu uga dhaqan galayaa qaanuunka gudaha haddii uu qaanunka gudaha kahor yimaado midka dibadda waxaa buraayo midka gudaha
2)    dualism theory: waxaa eey leeyahiin waxeey kukala jiraan labadan qaanuun oo kala ah qaanuunka dowligaa iyo qaanuunka gudaha labo nidaam qaanuuneed oo kala duwan   (two difference legal system ) waxshaqaa oo isku leeyihiin majiro ayuu leeyahay thiyorigaan haddii larabo in lagadhaqan galiyo qaanuunka dowligaa gudaha wadanka waa in loo soo maraa nidaamkii qawaaniinta leeys ku waa fajinaayay oona lasoo maraa heeyda ha dowladda sida fulinta sharcidajinta iyo garsoorka baarlamanka lahor geeyo, haddii eey is khilaafaan waxa larabaa in eey is waafajiyaan nidaamka dowladeed ee kajira meeshaas waxaana noo faaiiido badan qaanuun kaan haddaan nahay dowladha hadda soo koraya waxaana khatar yar dualism theory waayo waxaa uu maraayaa falaqeeyn intaas kedib waxaa dhaceeysa in meesha laga saaro wixii noo faaiido badan

Comments

Popular posts from this blog

Tiirarka Danbiga ciqaabta soomaaliyeed

Cont Law No. 28 of 22 December 1962 Somali Citizenship  

Xiliga Ay Waajib Tahay Xirista Amar Maxkamadeed La’aantiis: