international court justice (icj) maxaad kataqaanaa maxkamada caalamigaa ee aduunkaa icj ?
international court justice (icj) (maxkamada cadaaladda aduunka)
waa mid kamid ah heey’adaha united nationka oo uqaabil san arimaha garsoorka xarun teeduna waa hagew
waxaa eeyna badashay maxkamaddaani maxkamad kahoreey say oo layiraahdo permenant international court guriga hadda eey kushaqeeyso waxaa leh maxkamdii hore macana ayadaa ayaa dhaxashay dustuur keeda waxaa uu raacsan yahay dustuurka uneted nation taas macnaheedu waa dowlad kasta oo xubin ka ah United nation ka waxaa eey xubin katahy icj maadaama uu dustuurku kulifaaqan yahay dustuurka united nationka
shaqadda icj waa labo shaqo
A) in eey xaliso muranadda kadhax dhasha doowladaha marka eey usoo gudbiyaan maxkamadda
B)in eey tala bixin kabixiso su’aalaha qaanuunka marka eey weey diistaan heey adaha doowligaa
marka lafiiriyo dustuurka united nation ka waxaa eey ku xusun atahay maxkamada cadaalaadda doowliaga chapterka 14aad qodobka 92aad xeerka kulifaaqan dustuurka united nationka
kala sareeynta icj habraaca maxkamadda cadaaladda doowligaa
A)hishiisk doowligaa
B)international law: caadada doowligaa
C)chenaral pricible :mabaadida guud
D)judicial decetions: go’aanadda kasoo baxay maxkamadda iyo waxyaabaaha eey ka qoreen culimadda qaanuunka
E)priceble of justice and farness: in eey cadaalad sameeyo ( ex aequo et touo_justice)
wax yaabaha eey ka koo bantahay
15 garsoore waxaa larabaa in mid walba oo kamid ah uu kayimaado wadan gaar ah oo eeysan ka imaan hal wadan habka loodoorto aadbuu u adag yahay waxaa jira 5 dowladood oo kuleh 5kursi waana sida security council ka oo kale, waxaa soo haray toban waxaana loo qeey binaayaa sidaan
A) dowladaha africa waxaa eey ku leyahiin 3kursi
B)latiin americain waxaa uu leeyahay 2 garsore
C)dowladaha aasiya waxaa eey leeyahiin 3dax garsoore waxaana kujira chana kursigiisii
D) western yurub waxaa eey leedaahay 5 garsoore waxaa kamid ah mareeykan ingiriis, farnsiiska sidaa darteed
E) dowladaha yurubta bari waxaa eey leeyahiin 2 soo haratay
Mudada xilka eey haaynaayaan waa sagaal san 9sano waxaana doorto golaha jamciyada quruumaha dhaxeeysa iyo golaha amaanka si madax banaani deeda ayeey heey”ad waliba udooran laheed garsooraha
Sadax sano waliba waxaa ladooranayaa 5garsoore
Yaa garsoore ka noqonaayo
A)Waain uu yahay qof madax banaan
B)Waa in uu yahay qof xumaan oo dhan kanazahan iin uu san laheeyn
C)In uu leeyahay astaamaha hogaamiye nimadda
D)Waa in uu yahay qofka haddii wadan kiisa uu joogi lahaa loo magacaabi lahaa
Waa jibaad ka lagarabo qofka garsooraha
Wax walba oo uu haayay waa in uu faraha kaqaadaa
E) Wa in uu joojiyaa nuucyadda shaqadda
F)Waa in uu san ka qeeyb qaadan kiiskii uu horey wax uga ogaa uu ka istaago
J)Mark maxkamada kiis qaadeeyso waa in uu san kayaraan 3dax garsoore
Waa in uu san kaqeeyb galin hadii uu wadan kiisa kujiro
Mararka qaar ayaa waxaa loo baahan karaa garsoore yaal aan joogto aheeyn sidaa darteed maxkamdu waxaa eey awood uleedahay in eey uyeerato garsoore yaal banaanka (garsoore yaal rasmi aheeyn ) waxaan larabaa dacwadda loo dhiibayo waa in uu san wadan kiisa aheeyn
Awoodaha maxkamadda cadaalada aduunka waa labo nuuc
Contentious jurisdiction three kinds which may be given as under
Contentiou jurisdiction: waa awood maxkamada ku garnaqeeyso markeey usoo gudbiso dacwadooda waana mabda kusaleeysan qaanuunka doowligaa in dhinac yada raali isaga yahiin macnaheedu waa maxkamadu xaq umalahan in eey iskeed ubilaawdo ayadoo ogo laan shahooda heeysan waana dacwad ku saleeysan raali ahaan shaha dhinacyadda dawada
Voluntary jurisdiction: waa marka dowladuhu eey kusii hishiiyaan in hadii isqabad yimaado eey ku kala bixidoonaan icj saxiixana kudaraan
Ad hoc jurisdiction: waa marka khilaafku dhaco in eey dhinacyadu kudhameeystaan ama ku heshiiyaan maxkamadda caalamigaa ee aduunka icj
Compulsory jurisdiction: sidaan horey usoo sheegnay maxkamadda xaq umalahan in eey bilaawdo dacwadda lkn sababa jira aawgeed waxaa eey awood uleedaahy in eey gasho dacwaddo aan lookeensan lkn go’aan ka eey soosaaraan khasab maahan lkn waxaa suura gal ah dhinaca dhibanaha in eey wax utarto mustaqbalka
Advisory jurisdiction:waa marka talobixin qaanuun eey siineeyso oo lasoo weey diisto waana shaqada icj in eey talo kabixiso qaanunka marka laga weeydiiyo
Walaal ilaali xuquuqda qoraalka
Waxaa qoray: garyaqaan Abdirisaq haji Omar
Website:www.snulaw.blogspot.com

Comments
Post a Comment
Welcome our Legal Forum