International criminal court (ICC) Maxkamadda Danbiyadda Caalamiga

International criminal court (ICC)
waxaa ICC lagu aasaasay roma sanadku markuu ahaa 1998dii laguna aasaasay
shirkii diblumaasiyadeed ee eey qabatay heey ada jamciaydaa quruumaha
kadhaxeeysa waxaa uuna dhaqan galay 2002dii dustuur ka heey’ada jamciyada
quruumaha kadhaxeeysa markii lahelay dowladihii lagu dhaqan gelin lahaa waxaa
eeyna shaqa bilaawday 2003dii markii loo sameeyay qaabdhis meedkeda
waana heeyada kamadax banaan united nation ka xarunteedu waa hage
Qaab dhismeed ka maxkamada icc ama eey ka kooban tahay afar heey”adood 
A) Presidency :
B) Judicial divisions:
C) Office of the prosector:
D) Ragistery :
Asbaabaha loodhisay maxkamadan (icc) 
A) In lagu yareeyo danbiyadda kusaab san ku xadgudubka xuquuqda insaan ka
Waxyaabaha eey raaceeyso waa kala sareeynta sharciga uqoran
a) Constitution
B) International humanetarail law
C) Xuku nadii eey horey ugaartay danbi lamid ah danbiyaddaas

W/Q: Sharci-yaqaan : Abdirizak Haji Omar 

Comments

Popular posts from this blog

Tiirarka Danbiga ciqaabta soomaaliyeed

Cont Law No. 28 of 22 December 1962 Somali Citizenship  

Xiliga Ay Waajib Tahay Xirista Amar Maxkamadeed La’aantiis: