Taarikhda xeer Ciqaabeed kii ugu horeeyay ee lasameeyo
Taarikhda xeer ciqaabeed
kii ugu horeeyay ee lasameeyay
kii ugu horeeyay ee lasameeyay
Xeerka ciqaabta aduunka waxaa uu
lasoo bilaamay markii uu sameeystay ilbaxnimadii
bini aadamka
Xeerkii ciqaabta ee ugu horeeyay
aduunka waxaa uu ku abtirsadaa humurabi boqortooyadiisii halka Reer EURPIAN uu soogaaray 2000 sano kedib boqoradu dadaka waxaa eey kasameeysan
jireen wixii kahoreeyay yurubiyaanka
Sababaha loociqaabo qofka Aragti
ahaan waa In qofka waxaa uu sameeyay mid lamid ah isagana lagu ciqaabo
Halka ujeedka ciqaabta uu yahay
sadax midkood
1)
Inlaga hortago danbiga
2)
In qofka dhibka uu geeystay
isagana loogeeystaa si eeysan mardanbe usoo noqon
3)
In eey san noqon ciqaabtu
aargudasho
Waxaa lagu qeexaa xeerka ciqaabta soomaaliyeed in uu yahay sharciyadda kahadla falalaka danbiga kadhasho una habeeya hababka uu danbiga udhacay .
Xeerka ciqaabta soomaaliyeed
waxaa laga dhowray waxyaabaha kasoohorjeeda shareecada islaamka
Mabaadi’da guud ee uu kudhisan
yahay xeerka ciqaabta soomaliyeed waxaa kamid ah
1)
Principle of legally : in uu
yahay qaanuunka ciqaabta mid gacanta ugu jira heey’adaha sharci dejinta
2)
Principle of certainty and obligatory : in uu sharcigu yahay mid
sugan oo ah khasab in laraaco
3)
Principle of non-retro-activity:
in uusan sharciga dib ugu noqon Karin wixii kahoreeyay inta aanan lasoosaarin
Hadaba
waxaa danbi loogalaa laba hab midkood marka lajogo qaanuunka soomaaliyeed
1)
Common crime : danbi caam ah
2)
Specific crime : danbi qofka galaaya
uuu leeyahay sifo gaar ah oo ah mid cayiman
Qofka hadii uu galaayo danbiyo badan
waxaa eey udhacaan danbiyadaas laba hab midkood waxaana kagadlaaya QOD: 44_46 PC
1)
Material
: waa marka uu sameyo qofku danbiyo badan kuna sameeyo ficilo badan
2)
Formal
: Halka uu kayahay hal ficil oo lagu sameeyay danbiyo badan
W/Q: Garyaqaan Abdirizak Haji

Comments
Post a Comment
Welcome our Legal Forum