Chapter two private law Persons


      v     University: Somali national university
v     Subject : research methodology
Ø     Lecturer: professor axmed faarax
Ø     Presented by: abdirisaq haji omar (garyaqaan)                                                  
 Chapter two        
Persons
The person can be
1 natural persons individual physical persons
Waa qofka caadiga oo dabiiciga ah
2 legal person artificial persons juridical persons uu
Labadooda waxay leeyihiin
legal capacity waa  ladhahwood qaanuneeneed mise hqaanuuneed
Legal person waa hey adaha public iyo private ee qaanuuneed loo aqoonsaday inay leeyihiin awood qaanuuneed
Section one (1)
          Netral person qod 29 x m s
Means eligibility to have rights and duties
Waxay yeelanayaan xuquuqo iyo waajib
Incapacity awood la aanta
Waxaa kamaqan awoodii qaanuuneed ee xuquuqda ku gudan lahaay
Awood la aantaas waxa ladhihi karaa waa labo nooc absolute general and relative elimited
Incapacity waxaa loo qeewin karaa
Natural hab dhabiici ah iyo hab sharci ah
ACQUISTIONS AND LOSS OF LEGAL CAPACITY
Awood qaanuuneed sidee lagu helaa sideese lagu lumiyaa
Legal capacity waxay gaar ku tahay dadka dabiiciga ah ama qofka markuu dhasho

Goormuu waayaa
Marka uu dhinto physical
Markuu kudhaco xukun
DISAPPEARENCE QOD 32 X M S
Wax raad lawaayo sida dagal in lagu waayo ama musiibo dabiici ah waxaa loo qaadanayaa qofkaas inuu dhintay
5  absence
Waa marka qofka lawaayo labo sano wax kabadan markaas ayoo loo qaadanayaa qof maqan
Absence disappearance which continues longer than two years is defined as an absence
Maxkamada waxat soo saareysaa diklaareeshan
1 in qofkii hantidiis si kumeel gaar loo maamulo
Perseemed death u qaadasho qofka inuu dhintay
Marka ay ka badato tomon sano wa si general u qaadashadas qofka inuu dhintay go aanka waxaa soo saareysa maxkamada
Go aankaasoo ah qofkaas inuu dhintay wax kasoo horjeeda ay heestaan way la imaan karaan
Xaaladaha kayar tomon sano waxaa lasiinayaa tix gelin
Qofkii haduu soo noqdo hantidiisa waa loo soo celinayaa
6 DEMOCILE AND RESIDENCE OF THE NATRAL PERSON QOD 40 ILAA 43 X M S

(7) Capacity to exercise rights qod 44xms
Isticmalka awooda xaqqa mise isticmalka ahliyada xaqqa
Capacity to exercise means to perform legal acts
Awooda qofka uukusameesan karo falal sharci ah
Goormuu yeelanaa capacity to exercise ?
·        Markuu yahay qaan gaar
·        Maskax fiyow
·        Awoodana laga qaadin
Ø Capacity to exercise rights can be defined the power to perform (valid legal acts and transaction )
Waa awooda qofka uu leeyahay inuu sameeyo
Farqiga uidhaxeeyo
Legal capacity waa qofka markuu dhasho asagoo nool
Capacity action waa 18 sano markuu gaaro
(8) natural in capacity awood la anta dabiiciga
Waa awood  la aanta qofka ugu imaanayso awood uu waayo rabitaankiisa uu soo bandhigin waayi xagga fizical ahan misse mental ahaan
Awood la antas waxay kudhici kartaa qof walba
Waxay naqan kartaa awood la antas
·        Ku meel gaar sida qofka suuxa
·        Mid joogta ah sida xanuunka maskaxda ah
Farqiga udhaxeeyo
Legal capacity iyo natural incapacity
Natural in capacity waa in lacadeeyaa malo manaqan karto
 Mararka qaar waxa ku imankaro xaalad an cadi aheyn
Qofka xanuunka kudhacay hadu sameyo
Legal acts can be annulled waa la baabin karaa  
Shuruudaha la rawo marka labaa bi naayo
1 marka hore wa in la cadeeyaa marka uu sameenaayi
2 waa in cadeen loo helaa marka uu sameenaayi
Qaanuunka qofkaas waxa uu u yaqaanaa daciif sharcigana wuu ilaalinaa
Sawabta loo ilaalinaayo waa
Waxay ku suganyihiin xaalado hoose
Tusaale qof noocaas haduu galo hishiis voidable waa labaa bin karaa
SI LOO BAA BIYO WAA IN LA HELAA SEDEX ARIMOOD
1 waa in lacadeeyaa labada dhinac midkood tuu ku sugnaay xaaladaha la aanta awooda dabiiciga ah
2 dhinaca kale waa inuu ogaay qofkaan awood la aanta ku sugnaay
3 hishiiskaas lagalay waa inay dhiwaato ugu suguntahay QDB 45-109 X M S
Tusaale wuxuu sameeyay fal asaga gaar u ah haduu sameeyo waa waxba kama jiraan sida guurka iyo dardaaran
9 disqualification kajoojin mise kasaarid
THE ACT TO PREVENT SOME ONE TO DO SOMETHING BECAUSE HE IS IN CAPACITADED LEGGAL;LY OR JUDICIALLY
Waa kajoojin qof wuxuu sameen lahaa waxaa ku dhacay awood la aan ugu timid si sharci ah mise xukun maxkamadeed qdb 112-116 x m s 305-309 x h m s
Disqualification can be
1 judicial waa marka larawo garsooraha inuu cadeeyo awood la aan inay jirto
Waxaana bilaawaayo qaraawadiisa mise garsooraha cid uu umagacaaway iyo xeer ilaalinta
2 legal statutory fixed by law dhinaca kale wuxuu noqonaa markuu layimaado gef gefkaas oo gaar siisan mudo shan sano
Natiijada kadhalaneysa labadaan go aaan waa isku mid ilaa xad
Hadii uu ku dhaco legal waxaa jira arimo uu maamulan karo sida inuu guursan karo  disqualification qofka mageli karo hishiis 
10 DISABILITY ITAAL LAAN NAAFO AMA DADKA QAWO BAAHI GAAR AH
Qof cudur qawa maskax kaasoo sawawaayo qofkii xubnihiis qaar aan isticmaali Karin
Habka qofka ugu timid awood la aanta inuu yahay naafo waxaa rfaacaya qaraawadiisa mise maxkamada dad ay u magacaawday iyo xeer il;aalinta
Hadii lawaayo wixii cadeehaayi meeshana kabaxaan maxkamada ayaa cadeeneysa
Waxaa uso noqohaayo awoodii sharciga mid leh
S]QOFKAAN LACADEEYAY INUU YAHAY DISQUALIFACATION UU SAMEEYO MACAAMILAAD MISE MAXKAMADA AY CADEESO MAXAA LASAMEENAA
J]waa waxba kama jiraan
Disability physical or mental condintstion caused by disability
Awood la aaantaas waxaa sawabi kara qofka markay ugu timaado jir ahaan mise maskax ahaan
Tusaale asagoo indhoole ah haduu galaayo hishiis waxaa loogu baahanyahay inuu yeesho kaaliye kaaliyihaas waa inuu kamid yahay qaraawadiisa
11 CITIZENSHIP IS THE STATUS OF APERSON REGONIZED UNDER THE LAW AS BEANG AMEMBER OF ACOUNTRY
WAA XAALAD QOFKU LOO AQOONSADO HAB SHARCI AH INUU KAMID YAHAY XUBIN WADAN KAMID AH
Citizen waxaa luu helaa
1 BY ORIGIN
2 BY GRANTED IN LA SIIYO
3 BY HONOR IN LAGU SHARFO
Hababka loo qaadanaayo jinsiyada hadbo waxay ku xerentahay wadan kasta sharciga u yaala
Wadamada qaar waxaa lagu helaa
1 inuu ku dhasho wadanka
2 dhiig ahaan inuu kazoo jeedo
3
STATTES WAA QOFKA MARKUU HEYSAN JINSIYAD
12 PERSONALTY RIGHTS PERSON STATUS
WAA XAALADAHA UU QOFKA KU SUGANYAHAY
Xuquuqaha shaqsiga uu leeyahay waxay si cad  ugu muuqdaan d k m chapter 2aad faqrada 13 xuquuqahaan waa lama taabtaan
Inviolable or inalienable waa xuquuqaha aan lagu xadgudbi Karin
Dhinaca kale waxaa saran waajibaad
Innu noqdo qof wax tar leh dhinaca siyaasada iyo dhaqaalaha
Xuquuqda qofkasta waa loo ballan qaaday dhinaca kalana waxaa saran waajib
Qofka in gurigiisa lagu xadgudbi Karin 
Xuquuqdaas uu qofka dastuurka siinaayo waxay ku xerentahay xaalada uu qofka ku suganyahay
Waxaa la isticmaali jiray mudo fog xitaa xiligii roomaanka
Liberty \citizenship\family
THE EXPRESIOUS –PERSONAL RIGHT PERSONALTY RIGHT
CIVIL PROTECTION OF PRIVATE LIFE
Sedexdood markaad fiirisid waxay kahadlaan xuquuqda uu leeyahay qofka dabiiciga ah iyo qofkaas sidii lagu garanlahaay iyo sidii loo ilaalin lahaa xiriirada gaarka uu leeyahay qofka dabiiciga ah
Xuquuqaha la xiriira qofka waxaa layiraahdaa qua person waa xuquuqaha la xiriira jiritaanka qofka
Xuquuqahaan waxaa lagu nidaamiyaa
1 dastuurka iyo qodobada raacsan iyo qeyb kamid ah xerka madaniga Somali
Q WHAT ARE THE RIGHTS OF THE PEOPLE 
SI LOO JAWAABO WAXAA JIRA LABO ARAKTI
1 waa arakti hore oo qadiimi ah mudo lagu soo dhaqmaayi
Araktidaas waxaa qawa garsoorayaasha iyo qaar kamid ah aqoonyahanada wax kadhiga coleejyada
PERSONAL RIGHT CAN BE DEFENED
1       waa arakti si cad loogu sheegay xeerka madaniga soomaliya iyo shuruucda kale ee gaarka sida xuriyada qoralka filimada I w m.
Si loo cadeeyo saldhigyadooda oo la xiriira dastuurka iyo shuruucda.
1 right to life qofka inuu noolaado
2       qofka innu noqdo qof jira jir ahaan dhib loo geeysan
3       qofka maskax ahaan iyo jir ahaan dhib loo geysan
inuu yeesho magac 
F G tusaale haduu aabe laheeyn see layeelaa fiiri qod 38 X M S
PRIVACY WAA QAASNIMADA AAD U XAG JIRTA
AND PRIVATE LIFE LAHAANSHAHA GAAR AH
Privacy waxyaalaha qofka noloshiis ku xeran
Ereyga privacy inta badan kuma cada xeerka madaniga somaliya
13 individual members of groups  xuwin kanoqosho urur mise xuwin kanoqosho koox dad ah
Urur in lasameesankaro waxaa kuu sheegaya 16 D K M
Qof inuu urur kamid noqdo waxay muhiim u yahay mihradiisa sida dhaqtarka iyo dhalanyarada
Sawabta sharciga muhiimada usiinayo qofka inuu kamid noqdo urur waa labo arimood
1 in la ilaayo madax banaanida ururka
2 in la ilaaliyo qofka xubinta ka ah
 CHAPTER TWO
SECTION ONE JURIDICAL OR ARTIFICIAL PERSON QOD  52 -80 X M S
Artificial person ;enty created by law and recognized by law as legal entity having separated personality and duties and rights waa heyda lagu dhisay sharci laguna aqoonsaday sharci jiritaan qaanuuned leh shaqsiyad qanuuneed oo gaar ah leh xuquuqo iyo waajibaad sida ku cad qod 54 X M S
Artificial person acquires its legal capacity through recognition 
Heyadaha waxay noqonkaraan
Public legal person
Private legal person
1 entities and intermediate communities
Physical person
Corporate body [ies] artificial person recognized by law
Defact body [ies]artificial person not recognized
Are all subject to the law dhamaantooda waxay leeyihiin masuuliyad qaanuuneed
Hey adahas waxaa kamid ah ururada lagu dhisay dad isu tagay oo sameestay urur
Waxay noqon karaan dad iyo dhaqaale
Waxaa jira heyado muhiimad gaar leh waxaana kamid ah
Dowlada \goboloda \degmada \dowlada hoose \shirkadaha QOD 52 X M S
WAA MAXAY QOYS
The family an association of several people linked by relatedness is the intermediate community
Qoysku waa dhowr qofood ay isku xireeso qoysnimada qoysku waa tusaalaha ugu wanaagsan loo soo qaadan karo intermediate community
2 In legal terms bodies are xaga ereyada
1 defect they have no recognized legal existence waa marka hey adu aysan heesan aqoonsi qaanuuneed
2 dejure if they have recognized legally waa marka heyadu heysato aqoonsi qaanuuneed sida company
Waxa kaloo loo qeewinkaraa
Association if their prevailing material component is people like sports club lowyer 
Foundation if their prevailing component is property
They can be profit making waxay  noqon karaan faaido commercial company mise non profit
3 LEGAL PERSONALITY ‘FORM’AND REALITY
Legal personality means to capable of having legal rights and obligations such as entering into contract suing and and be sued waa awood uyeelasho heyad inay hesho xuquuq iyo waajibaad awoodna uleh inay hishiis gali karto ladacween karo iyadana wax dacweesankarto
Hey adahaan sameentooda hadba waxay lasocotaa baahida jirta baahidaas inta badan ku saleesan baahi dhaqaale
Heyada markii lasameeto o ay aqoonsi hesho waxay yeelaneysaa muhiimadeeda iyo mudnanteeda
Muhiimadaas iyo mudnaantaas marka lafiiriyo qaanuun ahaan waxay noqoneysaa
1heyadu waxay noqoneysaa mid kamadax banana dadkii sameeyay
2 heyad cusub oo jirta leh shaqsiyad qaanuuneed oo lamid ah heya adihii jiray
3 hanti kamadax banaan hantida ay leeyihiin dadka xubnaha ka ah hey ada
4 hey ada inay yeelaneyso legal capacity arimaha kusaabsan firi QOD 53 X M S
Taariiq ahaan het adahaan waxaa lasameeyay markii ay dunida ay isku furantay
Iqtiraaca muxuu keenay
1 safaradii ayaa batay
2 xiriirka ganacsiga oo  batay safarku wuxu noqonkaraa faaido iyo qasaaro yaa masuul ka ah inta hantida isku darsatay
PRIVILEGE mudnaatu waa qof ama koox ay ku dhaxyeelaneyso bulshada dhexdeeda  waxay kadhalataa marka lasameeyo hey ad leh aqooonsi qaanuuneed 
Artificial person –recognized –legal personality –legal capacity-privilege
F G qofka deenta laga rawo wuxuu masuul kayahay hantidiisa oo dhan
Hey ada aan aqoonsi laheyn iyaguna waxay masuul ka yihiin hantidod oo dhan fiiri QOD 231 X M S
F G  hadii ay heyadu ka koowantahay dad waa association
Hadi ay hanti noqotana waa foundation hantida waxay noqonkartaa badeeco amah anti maguurto
Badeeco waa waxkastoo ladhoofiyo lasoo dhoofsado
artificial person basic concepts fiiri QOD 55 X M S
Heyadaas mise ururka waxaa loo baahanyihin dastuur
Si ay uhesho aqoonsi waxaa loogu baahanyahay inay is diiwaan geliso diiwaan gelitaas waxay cadeeneysaa xubnaha banaanka ka ah waana shacabka
Qaanuunka wuxuu leeyahay hey ada ku sameesa xaga  commercial inay isdiiwaan geliyaan waa lagama maarmaan

4 PARTRIMONIAL AUTONOMY:  WAA MADAX BANAANID HANTI DHAQAALED
Artificial person –legal personality privilege patrimonial autonomy mudnaantaas waxay u suurto galineysaa qatartii ugu imaan laheeyd hey ada hantideeda dadkii xuwinta ka ahaa
Hantida si gaar ay uleeyihiin waxaa lagu magacaawaa autonomy badax banaanidaas waxaa lagu magacaawaa patrimonial autonomy madax banaani hantida ururka markuu yeesho hanta madax banaan waa madax banaani dhameestiran hantida iyo dadka xubnaha ka ah waa autonomy
Prefect autonomy recognized
Imperfect autonomy un recognized
Lawadaan xaaladood markii ay kala madax banaanyihiin hantida iyo hey ada dadka xuwinta ka ah waa prefect 
Hadii ay hey adii aqoonsi laheyn oo deen lagu yeesho si toos waxaa loo aadaa dakii xuwinta ka ah
Xiriirka ka dhaxeeya legal personality iyo partrimonial autonomy waa wax aan laka qaadin isla socda
5 CAPACITY TO HAVE [RIGHTS]AND EXERCISE RIGHTS LAHAANSHAHA XUQUUQDA IYO ISTICMAALKA XUQUUQDA
Hey adaha xuquuqa isticmaalka wxay yeelanayaan markii ay helaan shaqsiyad qaanuuneed
Hey ada awood la aanta waxay ugu imaan kartaa xaga sharci the limitation comes on the law
Hey ada waxay  awood yeelaneysaa markay hesho shaqsiyad qaanuuneed inay geli karto hishiis 
Su aal YAA GALAYA HISHIISKA
Waxaa galaya hishiiska dadka ay u magacaawday masuul ka ah waxaa lagu  magacaawaa organs
Hishiiska ay galaan waxaa loo raacanayaa hey ada hanoqdo hishiiska faa ido ama qasaaro
6 RESIDENCE OF AN ARTIFICIAL PERSON DEEGAANKA HEY ADA QOD 41-53 XARAFKIISA [X]
  Degnaasho ugaar ah degnaashahaasu waa meesha laga helo xarunta maa mulkiisa
Meesha deeganka u ah waa meesha ay ka fuliso shaqadeeda ugu muhiimsan main office principle office sub office
Tusaal;e markii layiraahdo hey ad hewel xarunteeda waa muqdisho waxaa ka dhalanaayo natiijooyin qaanuuneed
When determined the principle main office there will be lergal consequence
1 INREGAND THE FORMATION OF CONTRACTS HABKA LOO SAMEEYO HISHIISYADA AY GALEYSO HEYADA
2 PERFORMANCE OF OBLIGATION HABKA AY KU GUDANEYSO WAJIBYADA AY QAADAY 
3 THE LAW DEALING WITH REGISTENDED OFFICE HABKA LOO DIIWAAN GELINAAYO XAFIISKAAS
4 THE NATIONALITY OF THE ARTIFICIAL PERSON JINSIYADA HEY ADA
5 IN QUENSTIENCE JURISDICTENS IN LEGAL ACTION BROUGHT BY OR AGAINST THE ARTIFICIAL PERSON MAXKAMADA AWOOD ULEH INAY DACWEESO AYADA DACWEENKARTO
6 INTERPERTATION OF THE CONTRACTS TO WHICH THE ARTIFICIAL PERSON

Hey adaha ha ahaadaan association ama foundation waxaa laraacayaa dastuurkoodi
Sharcigeena soomaaliya waxa uu qawaa hey adaha ajaanibta in liila dhaqmo hey adaha wadaniga ah sida ku cad QOD 4 AAD X M S IYO QOD 41 X H M S
 QOFKA SI BANAAN AH XAQIISA U ISTICMAAL MASUUL KAMA AHA
7  RECOGNIZED ASSOSICATION SIDA KU CAD QOD 54-68 X M S
Ururku waa koox leh sifo joogta ah oo ka kooban dad badan oo aadami ah
Ururada marka lgahadlaayo sharciga somaliyeed si tafaftiran oogama hadlo haseyeeshee shirkadaha ayuu si tafaftiran ooga hadlaa iyo xeerka madaniga soomaaliyeed .
Sababtoo ah shirkadaha waa faa,iido doon.
Ururada hanoqdaan mid leh shaqsiyad qaanuuneed ama aan lahayn intuba faa,iido doon ma ahan sida kucad qodbka  54 xms
Ururada waxay ku dhisanyihiin dastuur iyo qoraal sharci
Ururada waxa lagu dhisi karaa dardaaran uu qof uu sameeyay qoraalkaas la sameeyay ayaa unoqonaayo dastuur asagoo nool ayuu dardaarmi karaa
Foundation waxa uu ku dhismi karaa qoraal uu qof uu sameeyay
What is different between association and foundation ?
Association waxay ugu duwantahay waa dad personal element
Foundation wuxuu ku dhisanyahay dad property element
Markii ladhiso hey ada waxa ugu horeyo larawo in lasameeyo waa
1       name magaca ururka mise hey ada
2 objective ujeedada loo sameeyay ururka
3 property hantida uu ururka ku shaqeenayo waa in lacadeeyaa
4       address office main office xarunta ururka meesha ay ku talo

ururka markuu yahay association xuquuqdooda iyo waaibkooda in lagu qoro dastuurka iyo sifaha loogu mid noqon karo ururka waa in lagu cadeeyaa dastuurka
tusaale ururka dhaqaatiirta
dhinaca kale haday tahay hey ada foundation dastuurkooda waa in lagu cadeeyaa dadka ka faa ideesanaayo
dastuurka in lagu qoro daqliga soo galaayo iyo sidii loo qeewin lahaa habka loogu kalsooci lahaay dadka ka faa ideesanayo
marka laga yimaado tiirarka aan soo sheegnay waxyaalaha dhici karo mustaqbalka oo hey ada ku iman karo
1 hey adii in labaa biyo
2       hadii ay hey ada hanti wareejineyso habkii ay u wareejineeyso
3       waa marka la rawo hey ada in lagu sameeyo dib u haween iyo habkii loo mari lahaay in la cadeeyo
4       dastuurka ururka marka waxa laga bedelaayo sidii wax laga yeeli lahaay
dastuurka ururka marka wax laga bedelaayo maxaa loogu baahan yaase bedelayo
cidda awooda uleh inay dastuurka bedesho waa cidii hore u sameesay
dastuurka markii la bedelo wa in la ogeysiiyaa wazaarada arimaha gudaha
inta badan waxaa la isticmaala aglabiyad
ururka howshiisa waxaa wada maamule iyo agaasime
agaasimaha hey ada waajibka saran waxaa kamid ah
1 inuu u dhaqmo si masuuliyad ku jirto
2 inuu wargeliyo fadhiga hey ada shaqooyinka hey ad aka socda
3       inuu la socdo hantida ururka
4 ururka inuu ka matelo dadka banaanka ka ah
Awooda uu leyahay agaasimaha
1 inuu isigu yeeri karo xubnaha ay hey ad aka koowantahay
Marka ay jiraan arimo 
1 inuu meel mariyo miizaaniyada ururka
2 marka larawo in wax laga bedelo dastuurka ururka
3 marka la rawo in laga saaro xubin ka mid ah dastuurka
Markii ay codsadaan xubin kamid ah ururka
N b modification and dissolution
Waa aglabiyad loo baahan yahay inay inay kazoo qeyb galaan ururka
Aglabiyadab wuxuu noqon karaa
Waxaa loo baahan yahay marka laga hadlaayo arimo muhiim ah la xiriira jiritaanka ururka sida wax ka bedelka dastuurka ama kala diritaanka ururka tirada guud xubnaha markii loo qeewiyo seddex meelood lawo melood waa inay ka soo qeyb galaan

N b
Ururka marka la baa binaayo waxay ku timaadaa lawo hab sida ku cad qod 62 xarafkiisa 2 aad
Go aanka uu gaaray shirweynaha waa la baa binkaraa
1 haduu kaso horjeedo dastuurka ururka
2markuu kasoo horjeedo sharciga wadanka u yaala
Si loo baa biyo go aanka soo baxay sirwenaha ama ururka
1 inay codsi diidma ah la xiriira go aanka ururka waxayna geenaayaan maxkamada gobolka ay ku taalo xarunt ururka
Yaa geynaayo
1 agaasimayaasha
2 gudoomiyayaasha ururka
3 xubin kamid ah ururka
4       cidda seddexaad oo daneyneysa
5       xeer ilaaliyaha guud
hadii go aanka la soo saaray uu saameeyo cidda seddexad
haduu niyad samaa wax saameen maku yeelaneyso
ururka waa lakala diri karaa
marka hore hadii dastuurka lagu sheegay ururka
ururka sawabta loo dhisay hadafkii lagaaray
hadafkii la gaari waaye
dhaqaalaha oo lawaayay
si sharciga ka soo horjeedo loo maamulo
ururkii xubnaha ay ka hoos maraan seddex qofood sida ku cad qod 66 x m s
ururkii hadii lakala diro hantida side laga yeelaa
hadii ay maxkamada kala dirto waxay u magacaweysaa liquidator qaarijiyaal qaarijiyaasha waxay noqon karaa ha labo
dad maamula hantida ururka hadii marka hore dstuurka kuqornaa 
kasooqaad dastuurkii laguma xusin habkii loo qaybin lahaa hantida ururka.
1 in hantida ururka aan looqaybin Karin xubnaha uruurka iyo dhaxltooyadooda.
Hantida ururka waxaa lagu wareejinayaa ururkale oo u dhigma ururka shaqadii uu haayey.
2 waa lamid markii ay ku baabi iyaan iqtiyaari sida kucad 67 xms.
8 judicial intervention
9 foundation qodobka 69-78 xms
Sheeg farqiga u dhaxeeya association and foundation?
Foundation waa hay,ado samafal ah oo aan faa,iidodoon ahayn 69 xms.
Hay,adaha samafalku waa hay,ado leh shaqsiyad qaanuuneed oo lagu dhisay hanti iyo waqti aan xadid nayn si ay ufuliyaan howl samafal ah aan faa,iido doon ahayn.
Marka lagahadlayo hay,adaha samafalka ah iyo ururada qayb kamid ah ayay ku wadaagan xms iyo qodoba ugaar ah hay,adaha samafalka ah.
Hase yeeshee dsm sicad oma qeexaayo hay,adaha samalafka ah.
Dastuurku waxa uu sicad uqeeraayaa association.
Dastuurku waxa uu damaanad qaaday foundation ka sidadban iyo xeerka madaniga somaliyed oo sicad usheegayaiyo qodobka 74 xms.

Fasiraada foundation waxaa iska leh maxkamadaha iyo culumada qaanuunka
10 endowing foundation habka uu ku dhismo foundation habka llogu deeqo ururada sama falka
Habka loo sameeyo foundation sida ku cad qod 70 x m s
Sida loo dhiso hey ada sama falka
Wuxuu ku dhismaa dardaaran iyo qoraal
Foundation is a uniteral act waa rawitaan shaqsi
Lateral act can be

1 Public document –intravenous qoraal rasmi ah uu sameeyo qofka mudada uu noolaay waxaa loo baahanyahay inuu ku soo baxo qoraal
2 the will dardaaran dardaarankaas wuxuu dhaqan galayaa qofka markuu dhinto
Qofka inuu sameeyo qoraal gacantiisa ama nootaayo geeyo
Qoraalkaas uu sameeyay ayaa wuxuu noqonayaa dastuurka hey ada sama falka
Qofkii dardaaran ayuu sameeyay maka noqonkaraa ?
Fiiri qod 70 x m s
Qofka aasaasaha waxaa laga rawaa
1 Inuu u sameeyo qoraal rasmi ah uu ku cadeeyo hantida uu u hiweeyay inay kamadax banaantahay hantidiisa
2 inuu cadeeyo u jeedada uu kaleeyahay hey ada sama falka
Hadii aan lagu cadeeyn dardaaranka waa wax kama jiraan
Hase ahaatee maxkamadu qoraalkaas way bad badi kartaa ayadoo lagu faa ideenaayo mujtamaca waxay usameyneysaa maamul guud
11 consitituing atesamentary foundation waa marka ay hey adu ku dhisanto dardaaran
Hababka uu ku imaankaro dardaaranka
Waxaa jira marka lafiiriyo araktiyada qaanuuneed marka uu ku dhisanyahay dardaaran waa seddex
Labo waa labadii hore
Habka seddexaad laguma dhaqmi karo
Tusaale qofkii wuu dardaarmay wuxuu ku xeray shardi shardigaasoo la xiriira
ururka tusaale inuu dhaho ururkaan waxaa maamuli kara dhaxaltooyadeeda
hadana ma aha dariiqa cadi ah lagu dhiso ururka
qofkan dardaaranka waxa uu sameenkaraa
inuu magacaawo qof dhisa ururka sama falka asaga oo wakiil ka ah in hey ada magaciisa luu dhiso
hey adaas noocaas ah deymahii lagu lahaay dardaarmaha waxay usoo wareeganeysaa hey ada
hey adaha waxay kaloo ku dhismi karaan public subseription hey adaha lagu dhiso qaaraan leeska aruurii

12 protections of beneficiaries
Hey ada markii la dhiso dad ayaa ka faa ideesto dadka ka faa ideesanaayo ayaa la dhahaa beneficiaries cida ka faa ideesano hey ada sama falka
Awood ma uleeyihiin hey adii sama falka wax ma ku sheegan karaan cawasho ama koontarool
Si arimahaas ay xuquuq ugu yeeshaan waa in la helaa shuruudaha soo socdo
1 hadii marka hore lagu qoray dastuurka way ku sheegan karaan
2 dadka ka faa ideesanaayo hey ada inay koontarooli karaan chooska waxaa iska leh dardaaranka inta badan maku qoraan
13 non recognized association –political parties and trade unloose 
Non recognized malaha legal personality malaha aqoonsi mana laha badax banaani hantiyeed
Ururada noocaan waxay yeelan karaan ujeedooyin kala duwan oo aqoonsi heysan waxaa kamid ah ururka shaqaalaha waxaase lagu nidaamiyaa xeer gaar ah waxay qeyb weyn ka yihiin xaga dhaqaalaha iyo dhismaha wadanka iyo hor u socodkiisa
In badan xisbada siyaasiga iyo ururka shaqaalaha ma codsadaan in la siiyo codsi sawabtu waa maxay?
Waxay ka fogaanaayaan fargelinta dowlada
Wayna kamadax banaanyihiin hey adaha dowlada
14 the regime governing association activities sida ku cad qod 55-59
Xeerka soomaaliya si fiican uguma sheegin ururada aan aqoonsiga laheyn laakiin waxaa lagu dhaqmaa sida ururada aqoonsiga leh
Ururka aan aqoonsigha laheyn waxa uu hoos imaanayaa dadka ku jira ururka hishiiska ay galaan
hadii ay faa fiyaan hishiiska ay galeen ururka aan aqoonsiga laheyn oo ay ku qoraan faafinta rasmigaururka wuxuu noqonayaa urur aqoonsi leh
Hadii lafaafin waaye hishiiska ay galeyn ururkan aan aqoonsiga laheyn xubnaha ka titsan wixii qalad ah eek a soo baxa waxaa masuul ka ah xubnaha ururka
15 ad hoc committees guddiyda aan joogtada aheyn.
Association and foundation way kamuhiimad yaryihiin waa gudiyo isu yimaaday si ay uxaliyaan arimo markaas jira hadafka way iskaga mid yihiin waa qaaraan aruurin.
Gudiyada noocaan ah malahan aqoonsi iyo shaqsiyad qaanuuneed.
Gudiyadaan maxaa xeer u ah?
Waxaa lagu dhaqayaa xeerarka lagu dhaqo ururada aan aqoon siga lahayn lakiin qaab dhimeedkoda waxa uu kusalay sanyahay qaab dhismeed ah hay,ad samafal sababtu waa maxay?
Gudiyadaan waxa ay maamulayaan waa hanti.
Gudiyada lacagta ay aruuriyaan yamasuul ka ah ?
waxaa masuul ka noqonaya dadka qaban qaabiyay iyo dadka shirka loogu magacaabay ama loo xilsaartay.
Qaban qaabiyaasha waxaa lagarabaa in lacagta la,aruuriyay in la,ilaaliyo iyo inloo isticmaalo waxii loogu talagalay.
Marka lasameeyo gudiga waa in uu lahaadaa  xeer hoosaad.
Xeerkooda in ay kuqoraan lacagta sidii lagayeeli lahaa, hadafkii lagaariwaayo, hadafkii lagaaro iyo waliba lacagta soohartay sidii lagayeeli lahaa.
16 voluntary and non-profit organization.
Kaladu wanaan shaha ururka ha,ahaadaan kuwa leh aqoonsiga ama aan aqoonsi lahayn hadafkoodu in ay gaaraan ayagoon ahayn dhaqaalodoon.
Hadafkaas oo aan faa,iido doonimada ahayn waxuu sababaa in sharci dajiyaasha ay siiyaan mudnaan iyo xisaanad waxaana kow ka ah    1    in loodhafo canshuurta.
2 waxay kalooleeyihiin in ay umadax banaan yihiin shaqadooda in ay qabsadaan.
Waxaa kaloo suurtagal ahayn kaladu wanaan shahaan in lahooskeeno hal nidaam haseyeeshee waxaa loofududeeyay habka ay kuraad sanaayaan aqoon sigooda iyo in ay yeeshaan hanti.
17 voluntary organization: naf hurid nimo ama mutadawac.
Qof in uu naftiisa uhuro si uu hawl ugu qabto mushtamaca.
Qawaaniinta laxariira xaga arimaha mutadawac nimada waxay tixgalinaysaa rabitaanka dadka qaybohooda kaladuwan sida rga iyo dumarka  in ay waqtigooda qaar kamid ah ugu shaqeeyaan bulshada.   Xageese kashaqeeyaan isbitaalada xarumaha agoonta xeryaha qaxootiga iyo meel kastoo looga baahan yahay shaqo mutadawac nimo.
Hadii laysku kaalmeeyo waxaa imaanaya hormar ayadoo lagu xadgudbayn ururada madaxa banaan hawsha ay qabanayaan waxay kor uqaadaysaa arimaha bulshada iyo waliba dhaqaalaha.
Maxay yihiin sifooyinka lagarabo in lagahelo hawsha ayqabanayaan.
1 shaqada uu qabanaayo in ay katimid.
2 waa in uu noqdaa rabitaanka qofka.
3 waa in uu umadax banaan yahay hawsha uu qabanayo.
4 Fulinta hawshas samafal waa in loomaraa ururka.
5 hawlaha samafal waa in ay kamadax banaan yihiin dawlada.
6 hawlaha samafal waa in ay maamulaan gudiga looxilsaaray am lagu aaminay oo aan mushaar qaadan.
7 hawlaha laga shaqaynayo waa in ay ahaadaan kuwo kudhisan  bini,aadanimo.
Qeexitaanka voluntary.
Waa urur lagu dhisay si madax banaani ah si ay ufuliyaan hawlo mutadawac nimo ah ama hawl samafal.
Inta badan waxaa qabta dadka xubnaha ka ah si shaqsi ah si mutadawac nimo ah si lacag la,aan ah.
Xeerkaan mutadawac nimada ah waa in laga helaa arimahaan soo socda.
1 waa in uusan hadaf koodu ahayn faa,iido doon.
2 waa in xubnaha u shaqaynaaya aanu wax lacag ah qaadan.
3 waa in ururka dastuurkiisu uu kamuuqdaa bah dimuqraadig ah.
4 waa in dadka u shaqaynaayo ururka uu san wax lacag ah qaadan oo dastuurka lagu qoro in ay yihiin dad mutadawac ah.
5 waa in lagu cadeeyaa sharuudaha xubin kanoqoshada ama waayida waan lagu qoraa dastuuka.
6 xubnaha ururka waxaa saran waajibaad iyo xuquuq.
Ururada aan faa,iidonka ahayn oo bulshada faa,iido uha.
Waxaa kamid ah:
1 association
2 gudiyada
3 foundation
4 iskashatoyinka
Dastuurka ururadaan waxay ku dhismaan.
1 public documents (qoraal rasmi ah)
2 cadaymo loomaraayo dhinaca sharciga
Hay,ahadaha shaqooyinka ay qabanayaan waxaa kamid ah.
1 arimo laxiriira bulshada
2 xaga samafal sida dadka oo wax labaro iyo waliba kor uqaadista iyo ilaalinta hidaha iyo dhaqanka.
Masuuliyada saran waxaa kamid ah in ay bixiyaan report
Iyo hantida kabadato in lagu hormariyo ururka.

waxaa mahad iskaleh allaah subxana watacaalaa.
Mida labaad waxaa mahad gaar leh.
Prof: axmed faarax
waxaa soo diyaariyay
abdirisaq haji omar ibrahim


Comments

Popular posts from this blog

Tiirarka Danbiga ciqaabta soomaaliyeed

Cont Law No. 28 of 22 December 1962 Somali Citizenship  

Xiliga Ay Waajib Tahay Xirista Amar Maxkamadeed La’aantiis: