Guud ahan ciidamada qaran ka somalya waxeey ka kooban yahiin
a)
ciidan ka xooga dalka Somalia
b)
ciidan ka booliska Somalia
c)
ciidanka nabad sugida
Somalia
d)
ciidan ka asluubta
Somalia
shaqooyin ka ay qaba naayeen ciidan
ka Somalia waxay kala ahaayeen
a)
ciidan ka booliska shaqa
doodu waxay aheed in ay sugaan nabad gal yada wadan ka gudihiisa
b)
sidoo kale ciidan ka
xooga dalka Somalia waxay aheed
shaqadoodu difaaca dalka
c)
ciidan nabad sugida
shaqa dooda waxay aheed iyaga wax walba oo gudaha iyo dabada ah sidoo kale waa
wardoono waxaa kaloo ay ahaayeen suga
yaasha amaanka
d)
ciidan ka asluub ta
Somalia waxay aheed shaqadooda maxaabiis
ta sidoo kale jeelasha
guud ahaan ciidama daas aan soo sheeg nay garaado hoodu waxay kala tahay sidan soo socota
a)
dableey
b)
saraakiil xigeen ama
sotofishale
c)
saraa kiil
1)
dableey waxaa ladha haa (dab le iyo alifle )
2)
saraa kiil xigeen ama
soto fishale waxaa layiraah (labo alifle- sadax xarigle )oo kale ah (labo
alifle sedax alifle ,)iyo(xarigle ,labo xarigle )
isbatoore ama xarigle waxaa uu
leeyahay (kormeera 1aad ,2aad ,3aad
3)
saraakiisha waxay uqayb
samaan sadax qaybood oo kala ah (saraakiil hoose ,saraakiil dhxe, saraakiil
sare )
a)saraa
kiisha hoose waxay ka koobnaayeen (xidigle,labo xidigle ,kabtan ama ama dhame
wuxuuna wataa dhamaha sadax xidig )
b)
saraa kiisha sare iyo kuwa dhexe waxay ka koob naayeen (gaashaanle ,gaashaanle
dhexe
,gaashaanle
sare )
Sidoo
kale janaraal waxa layiraah daa
(sareeye
guuto, sareeye gaas, sareeye guud,marshaale )
Ciiidanka
milatariga dhismahoodus wuxuu ahaa markaan ufiirino dhanka dhulka
1)
unug wuxuu ka kooban
yahay sagaal ruux
2)
koox waxay kakooban tahay sadax unug waxaana xuku maaya
isbatoore ha oo loyaqano xarigle oo kakoban (kormera 1,2,3
3)
horin waxay kakooban
tahay sadax koo xood
waxaana
xuku maayay xidigle ilaa laba xidigle
4)
urur waxaa uu kakoob naa
sadax horimood waxaana xuku maayay kabtan
5)
guuto waxay kakoob
naayen sadax urur waxana xuku maayay ,gaashaan le ,gaashanle dhexe ,
6)
gaas waxa uu kakob naa
sadax guuto waxaana xuku maayay gaashaan le dhexe
qayb ta labaad waxaan kaga had leeynaa biladaha
baremiyada
ciidamada waxaay noqo taa afar
qaay bood oo kala ah
1)
fasax lasiiyo 2) lacag lasiiyo qofka 3)garado lasiyo
biladaha
waxay uqayb samaan
a)
bilad geesi nimaa
b)
mid howl kar nimaa
nuuca yada biladaha waxay noqdaan
1)
bilad maar ah (2)bilad qalin ah (3)bilad dahab ah
Comments
Post a Comment
Welcome our Legal Forum