Chapter three for prive-te law
Chapter
three
Things
goods and property
1 Basic concepts qod 81-87 x m s
Fikaradaha saldhig u ah waxyaabaha kor ku qoran
1 shey kasta oo aan ka baxsaneyn dabiica ahaan ama
sharci ahaan ganacsiga waa banaantahay in uu noqdo xaq hanti ah oo lagu dhaqmi
karo
2 waxyaabaha dabeeca ahaan ka baxsan ganacsiga waxaa
weeye kuwa uusan qofna kali ahaan u lahaan Karin kuwa iyagu qaanuun ahaan ka
baxsan ganacsiga waxaa weeye kuwa uusan sharcigu banneyneyn in ay noqdaan
xuquuq hanti ah oo lagu dhaqmo
Qod 82aad
1 shey kasta oo ku sugan meel u go an oo eeyn
suurtoobi Karin in laga raro iyadoo wax talaf ah eyna gaarin waa maguurto wax
kastoo ka soo hara waa guurto xoogga leh qiimo dhaqaaleed waxaa loo qaadanayaa
guurto
2 Hase yeeshee waa maguurto kadhigid sheyga guurtada
ah ee ninkii lihi uu dhigo maguurto uu leeyahay uguna tala galo adeegga
maguurtada ama ku isticmaalkeeda
Qod
83aad
1 Waxaa ah hanti maguurta xaq kasta oo ceyn ah ee ka
mid ah maguurto waxaana taas ku jira xaqa lahaanshaha sidoo kale dacwad oo ku saabsan xaqa ceyn ah eek u xiran
maguurto
2 wax alla wixii kale ee ah xuquuq hanti ah waa guurto
Qod
84aad
1Waxyaabaha u suubadaa in la lunsado waxaa weeye kuwa
isticmaalkoodu ku koobanyahay sida loogu tala galay oo ah in ka kunsado ama la
nafaqeysto
2 waxaa kaloo u suubadda in la lunsado wax kasta boo
la dhigo dukaammada looguna talagalay gadid
Qod
85aad
Waxyaabaha isku midka ah waa kuwa mid ka mid ihi
istaagi karo meesha mid kale markii la bixinayo waana kuwa lagu qaddaro caada
ahaan markii dadku nucaamilitamaayo tiro qiyaas kilo ama miisaan
Qod
86aad
Xuquuqda ku saabsan shey aan maadi aheyn waxaa
habeynaya qawaaniin gaar ahaaneed
Qod
87aad
Xoolaha caamka ah waa waayayaan astaantooda markii ay
dhamaato wixii loogu tala galay oo ah danaha guud dhammanshahaasi wuxuu ku
imaanayaa fal sharci ah dekreeto ama dhammanshaha howsha danta guud ee
daraadeed loogu talagalay xoolahaas
Sheyga waa waxyaabaha ugu muhiimsan oo markasto oo
sharciga ka hadlo sawabtoo ah sheyga wax aka dhasha waxyaabaha ay xuquuqdu ku
saleesantahay
Sheyga wuxuu noqonkaraa
A-shey lataawan karo
b- shey aan la taawan Karin
xuquuqda kama dhalato waxyaabaha la taawan karo oo kaliya waxay kaloo ka
dhalan kartaa waxyaabo la xiriira howlo iyo arimo la xiriira shaqsiyada qofka
xuquuqaha waxaa lagu kasban karaa
seddex
=a-xuquuq lagu yeesho shey la arki
karo lana taawan karo
B= howl uu qof qabtay
c=xuquuq la xiriira jiritaanka qofka
sid privacy
xuquuqaha la xiriira xagga tamarta
luqad ahaan marka laga hadlaayo aan
loo sameyn wax faraq ah midkooda mid kalo loo isticmaali karo
marka la fiiriyo dhinaca qaanuunka
waxna waa isaga mid waxna wayna ku kala duwanyihhin
sheyga waxaa loo isticmaali karaa
xuquuqda ka timaada shey la taawan karo
xuquuqda la taawan karo waxaa loo
isticmaalaa good badeeco
tings waxay ku timaadaa physical or
non physical
farqiga u dhaxeeya
hadii aan fiirino badeecada waxaa loo
qeewin karaa qeybo goods bu nature and by counted
ayagoo loo fiirinaayo dabeecad ahaan
muxuu yahay marka laga hadlaayo sheygaan waxa uu ku saabsanyahay
kala qeybinta ugu muhiimsan laguu
sameeyo badeecada waa entitlement cida lagu tilmaamo
who belongs yaa iska leh?
Who use it yaa isticmaala?
Iyo sharci ahaan marka laga hadlaayo
badeecada iyo hantida yaa milkiyada iska leh
2 the regime of property ownership
Nidaamka lagu dhaqayo lahaanshaha
milkiyada hantida
Xuquuqda hantida waxay ku
saleesantahay qod 26 d k g s
Hantida waxay noqon kartaa lamo
midkood
A=public property hanti caam ah
B= private property hanti gaar ah
Hantidaas yaa iska leh cida yeelan
karto hantida laga hadlaayo waa
A=state dowlada
B=hey adaha dowlada waxay noqon
karaan public and private waxay kaloo noqon karaa dejure or defect
C= private person qof gaar ah
Seddexdaan oo kaliya ayaa hanti
yeelankara
Sharciga wuxuu damaanad qaadsiinayaa
xuquuqaha qofka iska leh
Xuquuqda uu qofka leeyahay aan laga
qaadi Karin hadii aan loo soo marin sharciga
Marka la qeexaayo hanti kuma cada
xeerka madaniga soomaaliya iyo dastuurka kumeel gaarka
Wuxuu cadeenaa qeybaha hantida oo
kala ah mid caam ah iyo mid gaar
Maxaa la dhahaa public property
hantida caamka?
Waa hantida ay leeyihiin hey adaha
dowlada
Hey adaha dowlada side ku yeelan
karaan?
Waxay ku yeelan karaan labo hab
midkood
A=public property by title
B=public property by nature
Dowladu maxay ka koowantahay?
Dowladu qeybo badan ayey ka
koowantahay
A=central government
B=regions
C= district
D= local government
E= other bodies wakaaladaha madax
banana ee dowlada sida bankiga
Doman
Waxaa ka maqan f g
Hantida doman inta badan waxaa loogu
hadlaa dhulka ay leedahay dowlada iyo hantida la xiriirta badda sida xeybaha
Iyo dhulka ay koontaroosho dowlada ee
xukunkeeda hoos imaada
Waxaaa noqon kara
A= maritime doman
Waxaa ka mid aha
A= dhulka xeybaha eek a mid ah
xeybaha soomaaliya
B= dekadaha waa weyn ay ku soo
xertaan maraakiibta
C= dhul aan mool aheyn laakiin aan
badda ku geyneenin
= waxaa kaloo doman noqon kara
Historical doman wax yaabaha wadanka
taariiq u leeyahay iyo wax yaabaha la xiriira farshaxanka iyo fanka iyo
masaajida waxay kamid yihiin public doman
Public doman sharciga uu adeegsanaayo
waa mid adag
Hadii laga maarmo hantidii dowlada waa
in la maraa hab sharci
B= non disposable property waa
hantida qofka milkiilaha siduu doono u isticmaali karo
Qawaaniinta ay ku saleesantahay way
ka fududaha hantida caamka
Waxaana kamid ah
A= sharciga la xiriira keymaha iyo
daaqa national and original
B= seerayaasha lagu xanaaneeyo
xoolaha
C= wax yaalaha laga soo saaro
qeyraadka dhulka macadinta iyo kaawooyinka
D= wax yaabaha ay leeyihiin ciidamada
E= xirooyinka
F= Hubka ciidanka meesha lagu keediyo
G= shirkadaha hubka lagu sameeyo
H= maraakiibta ciidanka uu leeyahay
I= hanti kasta loo isticmaalo hab
ciidan
J= dhismayaasha ay leeyihiin hey
adaha waxaa loogu tala galay danta caaamka
C= disposable property hantida taala
xafiisyada lagu shaqeeyo danta guud
Hantida caamka yaa isticmaali kara?
Waxaa isticmaali kara dowlada iyo hey
adaha caamka oo kaliya waxaana ka mid ah hantida maleteriga
Waxaa jira hanti caam oo ay dowladu
ama hey adaheedu qaar ay ka isticmaalaan qaarka kale ay isticmaalaan dad kale
maadaama ay dowladu u laheyn hantidaas inay isticmaasho
Iyo in ay dowladu ka kireeso cid kale
Qeybtaan waxay qeexeysaa hantida la
dhihi karo public property
Waxaa la dhihi karaa hantida sharciga
si gaar ah u siiyay dowlada iyo hey adaheeda hase yeeshee si wada jir ah loo
isticmaalo ama si gaar ah loo isticmaalo sida arimaha la xiriira wax soosaarka
hanti caam ah waxaa kaloo noqon kara hanti aan aheyn hanti caam ah si guud loo
isticmaalo sida badda hawadda xayawaanada duurjogtada ah aan cid laheyn
Hantida sida wada jir loo isticmaalo
waxaa ka mid ah hantida mujtamaca taariiq ahaan ku yeeshay
3= moveable and immoveable property
hantida guurtada iyo hantida maguurtada
Hantida maguurtada waxaa ka hadlaya
qod 82 x m s
Kala qeybinta loo qeybiyay hantida
waxay leedahay saameen xagga qawaaniin iyo muhiimada xagga taariiq
Hantida maguurtada marka laga
hadlaayo waxay ku saleesantahay muhiimada dhaqaale gaar ahaan marka laga
hadlaayo ka faa ideesiga dhul beereedka
Maxaa loo jeedaa hanti maguurto?
Hanti maguurto waxaa loola jeedaa
dhulka iyo waxyaabaha ku dul dhisan
Hanti guurta ah cidda iska leh waxay
ka dhigi kartaa hanti maguurto
Hantida maguurtda sawabo dhaqaale
waxay yeelatay muhiimada xagga sharciga ay ugu duwantahay hantida guurda
Hantida guurtada waxaa leesku
gudbinkaraa hab sahlan
Hantida maguurtada waxaa loo sameeyaa
qaab iyo nidaam qaanuuneed u saleesan sida leesku wareejinlahaay hantida
maguurtada
Wax yaabaha laga rawo marka leesku
wareejinaayo hantida maguurtada waxaa ka mid ah:
A= written document qoraal
B= registered in ladiiwaangeliyo
C= waqti gog luu waayi karo xuquuqaha
wuu ka dheeryahay hantida guurtada waxay ku cadyihiin qod 774 x m s
Qod 774
1 hantida iyo xuquuqda ceyneed oo
kale oo ku saabsan maguurtada maguuraan hadii la eego dhinaca seddexaad in la
dhowro mooyee qeynuunka habeynayya faafinta ma guurtada
2 qeynuunkaas faafinta ma guurtada
isagaa cadeenaya tasurufaadka iyo xukumada iyo wax yaalaha la cuskado oo loo
baahanyahay in la faafiyo ha ahaadeen kuwa guurinaya hantida ama yeesan ahaanin
isagaana goynaaya saldhigyada qeynuunka ah eek u saabsan faafintaas
Comments
Post a Comment
Welcome our Legal Forum