INTRODECTION TO PRIVATE LAW(waa maxay private law ) ilaa xiligee ayuu soo bilaawday}

Subject private law
Nidaamyada qaanuuneed waxay ku saleesanyin afar midkood
 1)-common law (   un written laws)qawaaniinta aan qorneen maxaa saldhg loogu dhigaa wax lagu magacaawo precedent or case law \decision of the court go aamadii hore ay maxkamaduhu gaareen iyo aqoonyahanada
2) Civil law contineral law (written law)waa qawaaniin qoran 
Meesha uu kazoo horjeedo taariq ahaan wuxuu dib ugu noqonayaa waqti fog sida boqortooyda baabiliyoon iyo kuwa shiinaha
 Babylion empire oo lagu dhaqmi jiray hammu rabi code
China civil code
India civil code
Roman empire code
Napilion code wuxuu saldhig u yahay midka hada lagu dhaqmo
3)_ religious law nidaamyada ku saleesan diinta islaamka gaar ahaan sharia law
4 )_plurality system hab isku dhaf
Public law xiriirka kadhaxeeya muwaadinka iyo dowlada
Qeybahaa public law
1 )_criminal law 2\ constitutions  3\administrative
Private law  : waa xiriir qaanuuned oo nidaaminaya bulshada dhexdeeda
Qeybaha private law
1)   civil law 2\commercial law 3\labor law 4\private introduction private law xiriirada dhexmara dadka aan isku jinsiyad aheyn
Civil law waxaa lagu nidaamiyaa
1 somali civil code xerka madaniga somaliya
2 somali procedure civil code xerka habka madaniga Somalia
1973 dowladii kacaanka waxay soo saartay nidaam haweysan  x m s
Xeerku madaniga soomaaliya wuxuu ka koowanyahay 958 QODOB






Introduction of concepts
Society and law
Society is particular community of people who shared with common territory interaction and culture
Waa daad gaar ah oo ay ka dhaxeeyso dhul iyo dhaqan u gooni ah.
 Waxey ku kale duwanaan karaaan inay isku diin aheyn eyna isku mabda aheyn.
Bulshada waxay ku kale duwanaan kartaa qeybo badan .
Waxaa jirta aragti dhahaysa meel kasta oo bulsho ku nooshahay waa in uu jiraa sharci xadidaaya
Function of law
Sharciga waxa uu u qabto bullshada
To regulate the behavior of human being(inuu nidaamiyo hab dhaqanka bullshada )
To maintain the law and order ( in uu ilaaliyo sareenta sharciga )
To impose human right freedom (inuu xadido xuquuqda bini aamdamka iyo xuriyadiisa )
(qodabka 4-5 ee xeerka madaniga soomaaliyeed ayaa qeexaya)
Waa inuu target ku noqon koox gaar ah ka qaadistarka  mu’waadinka xuquuqdiisa gaarka ah hadii laga qaadayo waa in ay soo martaa hab sharciga waafaqsan.
Law a social of role (qaanuunka waa xeer bulsheed )
Qaanuunka qofkii u gafa ama u geesta qaladaad waxaa laga joojinayaa si dag dag ah ama xoog ah.
Bullshadu waxey leedahay gacmo ilaaliya xeerka bullshada eek u dhaqanto.
Law provide society (bullshadu waxey ka heshaa ama uu u qabtaa qaanuunku )
Resolve dispenses.(ineey qillafkooda ku xalistaan )
Protector individuals ( in shaqsiga la ilaaliyo laguna xad gudbin xuquuqdiisa asaasiga )
Law prevent  the society (qawaaniinta waxeey ka hortagtaa )
To prevent Anarchy (in la ilaaliyo xasilooni la’aanta iyo waliba kala danbeen la’aanta )
Ummadii ay ku badato danbiyada iyo kale danbeen la’aanta waxaa ku bata burburka.
Qawaaniintu waxey u sameeyaan bullshada siyaabo kalo duwan sida ganacsiga iyo habka loo ilaaliyo iyo walibo iyadoo loo hogaansamo sharciga waxaa keena labo hab. Tusaale, qaanuunka qofka inuu u arko shayga in uu yahay mid wanaagsan ama in uu arko mid xun
Moral obligation (waxeey bullsahadu u aragto in uu wanaagsan yahay )
Legal obligation (qawaaniinta qoran oo ee bullshada u hogaansantahay
Division of law
Law is a system of rules that everyone in a country or a society must obey (waa nidaam qaanuuneed oo qof kasta iyo wadan walbe iyo waliba bullsha walba ay tix galiso ama ay adeecdo)
The formation of law? (side buu ku yimadaa qanuunka )
1)Legislation (waxaa dajiya hay’ada sharci dajinta )
2) legislation country is writing law passed by the parliament (waa qawaaniinta qoran ayna meel mariyaan baarlamanka )
3)excusive through decrees and regulation
4)privete individuals legal binding
3) Rule/norms aset of rules  that institution in pose (waa qodobo qaanuuneet oo ay soo saareen hay’adaha awoodau leh )
NORMS an except stander and way of behaving or doing that most people agree with (waa hab dhaqan ay aqbalsanyihiin sida ay u dhaqmaan ama ay wax u sameysan la hayeen
TUSALE:   Rules
Gadoomiyaha wuxuu awood u lee yahay inuu wax so saaro waxa awoodaas samenaya nidaamka oo ku dhisanyahay qaanuunka tusaale Norms (waa wax ay bulshadu aaminsanyihiin)
Rules can be two one of them:
Moral rules
Legal rule
Personal, particular , general , abstract 
General(sharciga guud waxuu sameyn ku lee yahay bullshada )
Abstract(waxa lagu qeexaa wax aan la taaban Karin ) 
4 Source of law and particular privete law (saldhigyada qaanuuneet iyo kuwa gaar ahaaneet waxaa saldhig u ah
Shara Islamic (sharecada islaamka waxey ka sareesaa qawaaniinta oo dhan xataa dastuurka dowllada )
Dastuurka gumeel gaarka soomaaliya (dastuurka waa qawaaniinta saldhiga u ah kaasoo qeexaya ama cadeenaya hay’adaha dowllada sida ay u wada shaqeyn la haayeen )
Dastuurka waxaa lagu nidaamiyaa madax banaanida xuquuqda iyo waajibaatka qofka mu’wadinka ah uu lee yahay 
    Soomaliya waxay lee dahay dastuur qoran oo calami ah.
Dastuurka waxuu ka sareeyaa waxa walbo oo wadanka yaal marka laga reebo shareecada islaamka .
Sharuudaha dastuurka
Dastuurka si sahal ah laguma badali karo.
Waxaana lagu qoraa rabitaanka dadweenaha .
Qaanuunka waxaa lagu badalli karaa habka uu ku yimid mise uu ku dhashay.
Qaanuun: kasta oo ka soo hor jeeda qaanuunka waa waxba kajiraan.
3 Sharuucda uu soosaro baarlamaanka ama golaha sharci dajinta.
Qawaaniinta: uu soo saaro baarlamaanku wuxuu kasareeyaa qawaaniinta oo dhan marka laga reebo shareecada islaamka iyo tastuurka wadanka uu kudhaqmo.
1 baarlamaanka
2 dawlada xubnaha ka ah fadaraalka
3 dawlada hoose (local government)
4 customary law (waa caado)
Waxa uu leeyahay 2 shardi
1 caadadu waa in aytahay mid waqti dheer lagu dhaqmayay {jiilba jiil}
2 caadadu waa in ay aamin san yihiin bulshada ama mujtamaca
5 heshiis yada caalamiga ah ee dawladu gasho
Heshiis yadu waxa ay noqon karaan
Qaab caalami ah ay kala saxiixdaan labo dawladood waxa kale oo uu noqon karaa    {region sida egad oo kale}
6 other sources
Qoraalada ay sameeyaan aqoon yahanada
5 law marking process in norm
Qaanuunka sida uu soomaro
1 baarlamaanka dhexdiisa in laga soo hor jeediyo mise laga soocuriyo hindise sharciyeedka waa in uu ka imaadaa xukuumada
6 interpretation of the law
Legal interpretation is returel or intede activity that gives meaning to a legal text
Fasiraada qaanuunka waa hab aqoon kusalaysan taas oo siinaysa macno qoraal sharciyeed
Q: MAXAA LOOGA BAAHAN YAHAY FASIRAADA GOORMAYNA TIMAADAA?
Waxay timaada marka ay yimaadaan wax yaabo aan cadayn ama wax is qabad kusalaysan
The system interpretation
Habka fasiraada
1 daba waqtigii lajoogo ama loobaahdo
2 hadbo nidaam qaanuuneed ku salaysan yahay ama salka uu ku hayo
WAXA kaloo salka ku haynkaraa
General                    particular                                individual
Classification of interpretation of legal text
Habka loofasiro legal text
1 according to the subject
Marka laga fiirinayo cida fasiraysa
WAA KUMA CIDA UGU HORAYSA EE FASIRAYSA  QAWAANIINTA FASIRATSA YAAWAAYE?
1 maxkamada tastuuriga ah
Kii ay fasirto waa lagu qasban yahay in loo hogaansamo
2 fasiraada aysamatso hay”ada sharci dajinta
3 qaanuunka waa in uu fasiraa cida uu u ogol yahay qaanuunka
4 Fasiraada ay samaysay hay”ada garsoorayaasha ee maxkamada sare
5 iyo culimada qaanuunka ku xeeldheer’;’
2 according to the method
Habka loo fasiraayo
Letral interpretation
Habka uu uqoran yahay
Logical interpretation
Maxaa macquul ah {side kuula muqata}
3 waxaa labarbar dhigayaa system ka uu ku salaysan yahay
4 historical interpretation.
Waxaa loola jeedaa taariiq ahaan sababta loo sameeyay
5 waxaa labarbar dhigayaa qawaaniinta uyaala wadamada kale waxa ay kaqabaan
6 maxaaa loola jeeda maxaase macquul ah
3 according to the extent
Verbal interpretation
1 Qoraalka saida uu u qornaa in lafiiriyo xaruuf ahaan
2 qoraalka ayaa lasoo koobayaa si cayiman
3 mawduuc ayaa siguud loo fasirayaa waxaa lagala soo baxayaa nuxurka
7 public law and private law
8 private law civil and commercial law
Waa labada oogu waa wayn
Civil law legal relation between private persons
Xiriirada qaanuuneed dhex mara dadka gaarka ah
Commercial law deals with economic predations apply to the commerce industry  and provisional activities
Waxa uu nidaamiyaa ganac siga guud ahaan
Taariiq ahaana waxaa jiray labo sharci
Soomaali civil code waxaa lasameeyay june/2/1973
Soomaali code of commerce
Wali lamasamayn waxaa loogu talagalay in uu nidaamiyo xiriirka kadhexeeya dadka ganacsatada ah
9 constitution and private law
Saamaynta ay isku leeyihiin dastuurka iyo qaanuunka gaarka ah
Inta badan waxaa lagu nidaamiyaa labo hab
1 mawaadiniinta waa in ay uhogaan saman sharciga wadanka uu leeyahay
2 dawladu waa in aysan ku xad gudbin xuquuqaha ay dadku leeyihiin
10 the role of judges in private relations
Dowrka uu leeyahay garsooraha marka laga hadlaayo xiriirka gaarka ah
The role of judge is to apply the law to resolve the conflict
In uu dabaqo sharciga silo xaliyo is qabad jira
Dabaqaada lagarabo garsooraha waa
1 in uu fasiro arinta laysku haysto sharciga waxa uuu kaqabo
Sida heshiiska oo kale
2 habka loogu dhaqmo deegaanka sida uu soomaray
3 waa in uu qiimeeyaa waqti ilaawaqti
Garsooraha ayaaa laga rabaa in uu qiimeeyo
Erayga performance
The eorreying  the obligations under the contract
Waa hawlaha loobaahan yahay in laqabto markay labada qof heshiis galayaan
A} some general prinples are particular importance because the effect the performance of a contract
Like good faith {niyad sami}
B} because they coinciding the validity of legal
Public order public moral
Public order waa maxay?
Waa nidaamka guud oo qof walba waajib ku yahay inuu u hogaansamo
waxaa   lagu tala galay in lagu nidaamiyo danaha guud
sida nawad gelyada iyo dhaqaalaha.
Wuxuu yimaadaa inta badan arimaha ku saabsan dacwooyinka
Public moral waa maxay
Waa mabaa diida guud ay ku saleesantahay anshaxa bulshada inta badan bulshada ay rumeesanyihiin
Mxaa sax ah maxaa qalad ah oo bulshadu u arakto
Anshaxa xumada waxaa kamid ah
Qofka muwaadinka ahinuu san ku dhiiri gelin shaqaalaha dowlada inuu qaato laaluush
Equity means social justice (cadaalada bulshada)
The judge these general equity
Inuu qiimeeyo dhibka meesha kajiro
2 qofka dacwoonaayo dhibka haysta qod 218 ilaa 219 xms
3 to integrate  the contract
In uu fiiriyo cilada ku jirta heshiiska 145 xms
4 to interpret the contract
In uu fasiro heshiiska asagoo ku bays garaynaya cadaalada 148 xms
11 legal relation rights and interest
Waa xiriirada qaanuuneed ee dhex mara dadka
Silo yiraahdo waxaa jira xiriir qaanuuneed waa in lahelaa
1 xiriir qaanuuneed dhex mara 2 iyo wixii kabadan
2 xiriir qaanuuneed u dhaxeeya hantida iyo dadka
Legal person waxaa uu leeyahay labo dhinac
A oo ah active position qoka guriga iskaleh
B oo AH passive position qofka guriga lagu wareejinaayo
Waxaa ka dhalanaayo duty and application
Active position\right and power inuu iska iibin karo uuna hiibeen karo. Waxaa jira exception xuquuq suge
Xuquuqaha waxaa loo qeebiyaa labo
1: qof kasta waa inuu aqoonsadaa si toos ah inuu u leeyahay
2:waxaa ququuda ka dhalaneeysa waajibaadyada dhax mara dadka
Expectation waxuu noqon karaa
Dejure : xuquuqaha  qofka si sharci uu ku yeelan karo
Defecto : sharciyan legal ma ahan
Duty: macnihiisu waa waxyaabaha laga rabo qofka inuu sameeyo
Obllication: waa waxyabaha qofka asaga isku waa jibiyo
12:the parties in the legal relitions
Dhinacyada xiriirada qaanuuneed
A party is someone who takes part or participation in agreement or other legal relationship
Waa qofka kaqayb qaadanaya heshiis yada ama xiriir qaanuuneed.
A FORSALE B ayaa waxaa ladhahaa PARTY
Cida heshiiska banaanka ka ah ayaa ladhahaa THIRD PARTY
WHAT IS THE THIRD PARTY
Third party or by stander is someone outside the agreement or relationshipThird party.
 maqusayso dhinacyada heshiiska
Dhinacyada heshiiska gal;aya sharciga waxa uu awood u u siinayaa  sida ay rabaan in ay heshiiskooda ugutaan haday ka baxaynin xayndaabka sharciga
13 the acquisition of rights through
Originating title
Derived title
Originating title waa lahaan shaha xaquuqda qofka aan cidi ooga soo horayn
Derived title waa xaquuq kasoo wareegatay cidii laheed
Si ay ugu wareegto xaquuqda waxaa  loo baahan yahay shuruudaha soosocda
1 in aad noqoto qof gacanta kuhaaya ama iskaleh
2 waa in ay jiraan sabab\qasad loo wareejinaayo shaygaas
3 shayga lawareejinaayo sabab loowareejinaayo mid ayay noqon kartaa sababta loowarejinayo ama si sharci ah
Waxaa wax kala gatay      A  waxa uu noqonayaa transfer wareejiye
House      
B  waxuu noqonaa transfer lagu wareejiye
14 the loss of a right
Sida ay xuquuqdu kulunto ama sida loowayo xaquuqda
 transfer waxa ay ugu wareegi karta
 1 qofkii lahaa xuquuqdaas inuu gato mise uu hibeeyo
What is property right ?
Is property right is transferred form the prior passes son and equered by another .
Qofkii lahaa in ay kawareegto oo qofkale u wareegto
2 the loss of right  is brought collective requirement.
Marka aytimaado baahi guud waxaa ubaahday mushtamaca dan guud sida isbitaal waxaa lawareegaysa dawlada
Qaabka loowareejinaayo waa labo hab
Compulsory  qasab ayaa looga wareejinayaa
Qasab yaa looga gadayaa
Limitation xuquuqda uu sharciga ku siiyay hadii aad mudo ku isticmaali weysay xuquuqdaas waad weyneysaa
3 extinquistial by the limitation waa goormee
When the precdntled to the right dose not with in preced of time determined by the law artcle 371 s
15 rights xuquuqaha
Xuquuqaha waa sedex qeyb
A right and legal situation 
Xuquuqaha iyo xaaladaha qaanuuneed
Q WHAT IS RIGHT
Right freedom to exercise any power conferred giving by law and protected by law
Awooda isticmaalka ee mabadax banana xuquuqaha ee sharciga siiyay isla markaana sharciga ilaalinaya 
Taariiq ahaan waxay salka ku haayaan mudo fog
Wuxuu aad usoo ifbaxay xiligii naabiliyom
Xuquuqaha lasiiyay muhiimada xiliga naabiliyom waa
Hantida maguurtada guryaha iyo beeraha
Waxaa loo isticmaalay ereyga ah condinal power waa awood aan shuruud ku xerneen
Free and sovren of the will individual
Xuquuqaha waxay lahaayeen damaanad
In aanan cid soo fara gashan Karin muwaadininta ama dowlada
B  the originis of subjective rights
Xuquuqaha qofka jiritaankiisa laxiriira means netral rights
Waxaa la aqoonsaday qarnigii 17 ilaa 18 waqtigii uu xoogeestay waxa uu ahaa subjective rights absulistim system
Subjective rights and netral rights 
1 right of live qofka inuu noolado
2personal freedom xuriyad madax banana
3 political 
4 freedom of religion
5property right inuu hanta yeelan karo
Waxay hormartay qarnigii 19 aad
C abuse of right
Xuquuqda aasaasiga inaadan ku xadgudbin
Ama si qalad aad u isticmaali Karin
684 qod x m s wuxuu leeyahay qof milkiyad leh xaqiisa six ad dhaaf ah uguma isticmaali karo isagoo wax yeeleynin milkiyada qofka laderiska ah
16 property of rights and choose in action
Qeybaha ay u qeysamaan xuquuqaha
1 property right xuquuqda lahaanshaha
Iyo xuquuqda qofka uu leeyahay
1 property right are attached connected to the tangible thing
Xuquuqaha kadhasha wax yaabaha muuqda
2 choose in action are attached to form of compliance with another person    


Lender waa deemiye obligii
Borrower                     obligor
Property right waxaa kasoo horjeeda xuquuqahaha ka dhasha obligation
Property right kuma xerna wax shardi ah
Farqiga u dhaxeeya
Qofkasta waa inuu aqoonsada qofka iska leh
choose in action waa xuquuqaha larawo dad gaar ah wajib ku yahay inay aqoonsadaan
property right waxay leedahay sifooyin
1 xuquuq dhameestiran
2 xuquuqda qofka leeyahay
3 xuquuqdiisa inuu raadsan karo ama soo ceshan karo
Possession waa haaysasho detention waa haayin
Possession actual control of property combined with the intention to use it rightly or wrongly as once own
Waa heysasho dhab ah qasad yahay inuu isticmalo waxay noqon kartaa mid sax ah ama qalad gacan ku henta sheygaas waxay ku xerantahay qasad uu yahay inuu isticmaalo
Property right waxaa laga fiiriyaa labo dhinac xaga milkiyada
1 Waa xuquuqda qofka leeyahay
A wuxuu wax ka gaday B wuxuu noqonaa owner ship of right
A occuple wuxuu degay B house
A will be the new possessor farqiga udhaxeeya
Owner ship wuxuu noqonaa qofka gacanta ku heenta milkiyad
Possessor wuxuu taagan yahay gacan ku heenta milkiyad manoqon karo
Qofka markuu milkiyada yeesho waxaa lasocdo xuquuqo
1 inuu iska iiwin karo guriga
2 inuu wareejin karo guriga
3 inuu ku noolaan karo guriga 
4 inuu iska kireen karo
2 the right to exercise
Isticmaal xuquuqeed
Inaad hiween karto
Possession wuxuu noqon karaa
1 sharci ku heesto
2 sharci daro ah
Possession sharci ahaan markuu ku heesto waxaa loo baahanyahay innu uheesto dukumiinti sharci ah
Illigimate possession can be sharci darada waxay noqonkartaa      
In bad faith
In good faith
Possession can be heysashada waxay noqonkartaa
1 dract
2 indract marka isticmaalka si dad ban uu ku yimaado sida hotel
Possession has two elements
1 subjective elements
2 objective elements
Detention detaner
Waa xiriirka sharciga aheyn ka dhaxeeya sheyga
Lamo socoto xuquuqa milkiyada
Is defacts relation ship with the property that unlike possession dose not include the exercise of the ownes
Rights that go with the property
Asaga doorkiisa waa inuu haayaa sheyga



Chapter one the end
waxaa mahad iskaleh allaah subxana watacaalaa.
Mida labaad waxaa mahad gaar leh.
Prof: axmed faarax
waxaa soo diyaariyay
Sha: xasan bashiir cali (xasanul banna)
and maxamed axmed ciise (moha shakir)
  introduction to private law
 qaanuunka gaarka ah
  faculty of law
  kuliyada qaanuunka

 thanks for your teaching             

Comments

Popular posts from this blog

Tiirarka Danbiga ciqaabta soomaaliyeed

Cont Law No. 28 of 22 December 1962 Somali Citizenship  

Xiliga Ay Waajib Tahay Xirista Amar Maxkamadeed La’aantiis: