ciidanka xooga dalka soomaaliyed
Guud ahaan cidamada somalia waxay ka koob naa yeen marka loo fiiriyo dhan ka milatariga
Ciidan ka dhulka
Ciidanka badda
Ciidan ka difaaca cirka
Ciidan ka cirka
ciidamada qaran ka somalya waxay ka koob naayeen afar qaybood oo kala ah
ciidan ka xooga dalka Somalia
ciidan ka booliska Somalia
ciidanka nabad sugida Somalia
ciidan ka asluubta Somalia
shaqooyin ka ay qaba naayeen ciidan ka Somalia waxay kala ahaayeen
ciidan ka boliska shaqa doodu waxay aheed in ay sugaan nabad gal yada wadan ka gudihiisa
sidoo kale ciidan ka xooga dalka Somalia waxay aheed shaqadoodu difaaca dalka
Cont……
ciidan nabad sugida shaqa dooda waxay aheed iyaga wax walba oo gudaha iyo dabada ah sidoo kale waa wardoono waxaa kaloo ay ahaayeen suga yaasha amaanka
ciidan ka asluub ta Somalia waxay aheed shaqadooda maxaabiis ta sidoo kale jeelasha
Ciidanka dhulka oo feesto qabaan 1982/4/12
1
guud ahaan ciidama daas aan soo sheeg nay garaado hoodu waxay kala tahay sidan soo socota
dableey
saraakiil xigeen ama sotofishale
saraa kiil
1)dableey waxaa ladha haa (dab le iyo alifle )
2)saraa kiil xigeen ama soto fishale waxaa layiraah (labo alifle- sadax xarigle )oo kale ah (labo alifle sedax alifle ,)iyo(xarigle ,labo xarigle )
3)isbatoore ama xarigle waxaa uu leeyahay (kormeera 1aad ,2aad ,3aad
4)saraakiisha waxay uqayb samaan sadax qaybood oo kala ah (saraakiil hoose ,saraakiil dhxe, saraakiil sare )
a)saraa kiisha hoose waxay ka koobnaayeen (xidigle,labo xidigle ,kabtan ama ama dhame wuxuuna wataa dhamaha sadax xidig )
b) saraa kiisha sare iyo kuwa dhexe waxay ka koob naayeen (gaashaanle ,gaashaanle dhexe
,gaashaanle sare )
Sidoo kale janaraal waxa layiraah daa
(sareeye guuto, sareeye gaas, sareeye guud,marshaale )
Ciiidanka milatariga dhismahoodus wuxuu ahaa markaan ufiirino dhanka dhulka
unug wuxuu ka kooban yahay sagaal ruux
koox waxay kakooban tahay sadax unug waxaana xuku maaya isbatoore ha oo loyaqano xarigle oo kakoban (kormera 1,2,3
Ciidan ka xooga dalka somlia
a
horin waxay kakooban tahay sadax koo xood
waxaana xuku maayay xidigle ilaa laba xidigle
urur waxaa uu kakoob naa sadax horimood waxaana xuku maayay kabtan
guuto waxay kakoob naayen sadax urur waxana xuku maayay ,gaashaan le ,gaashanle dhexe ,
gaas waxa uu kakob naa sadax guuto waxaana xuku maayay gaashaan le dhexe
a
qayb ta labaad waxaan kaga had
leeynaa biladaha
baremiyada ciidamada waxaay noqo taa afar qaay bood oo kala ah
1) fasax lasiiyo 2) lacag lasiiyo qofka 3)garado lasiyo
biladaha waxay uqayb samaan
bilad geesi nimaa
mid howl kar nimaa
nuuca yada biladaha waxay noqdaan
1) bilad maar ah(2)bilad qalina (3)bilad dahab ah
Bal ila eeg biladahan
waxaa war bixin tan idiin soo gudbinaayaa : abdirisaq haji omar ibrahim
Comments
Post a Comment
Welcome our Legal Forum