INTRODECTION TO PRIVATE LAW
Subject private
law
waxaa mahad iskaleh allaah subxana watacaalaa.
Mida labaad waxaa mahad gaar leh.
Prof: axmed faarax
waxaa soo diyaariyay
abdirisaq haji omar ibrahim
introduction to private law
qaanuunka gaarka ah
faculty of launka
thanks for your teachingw
kuliyada qaanuunka
Nidaamyada
qaanuuneed waxay ku saleesanyin afar midkood
1)-common law ( un
written laws)qawaaniinta aan qorneen maxaa saldhg loogu dhigaa wax lagu
magacaawo precedent or case law \decision of the court go aamadii hore ay
maxkamaduhu gaareen iyo aqoonyahanada
2) Civil law
contineral law (written law)waa qawaaniin qoran
Meesha uu
kazoo horjeedo taariq ahaan wuxuu dib ugu noqonayaa waqti fog sida boqortooyda
baabiliyoon iyo kuwa shiinaha
Babylion empire oo lagu dhaqmi jiray hammu
rabi code
China civil
code
India civil
code
Roman empire
code
Napilion
code wuxuu saldhig u yahay midka hada lagu dhaqmo
3)_
religious law nidaamyada ku saleesan diinta islaamka gaar ahaan sharia law
4 )_plurality
system hab isku dhaf
Public law
xiriirka kadhaxeeya muwaadinka iyo dowlada
Qeybahaa
public law
1 )_criminal
law 2\ constitutions 3\administrative
Private law : waa xiriir qaanuuned oo nidaaminaya bulshada
dhexdeeda
Qeybaha
private law
1)
civil law 2\commercial law 3\labor law 4\private
introduction private law xiriirada dhexmara dadka aan isku jinsiyad aheyn
Civil law
waxaa lagu nidaamiyaa
1 somali
civil code xerka madaniga somaliya
2 somali
procedure civil code xerka habka madaniga Somalia
1973
dowladii kacaanka waxay soo saartay nidaam haweysan x m s
Xeerku
madaniga soomaaliya wuxuu ka koowanyahay 958 QODOB
Introduction
of concepts
Society and
law
Society is
particular community of people who shared with common territory interaction and
culture
Waa daad
gaar ah oo ay ka dhaxeeyso dhul iyo dhaqan u gooni ah.
Waxey ku kale duwanaan karaaan inay isku diin
aheyn eyna isku mabda aheyn.
Bulshada
waxay ku kale duwanaan kartaa qeybo badan .
Waxaa jirta
aragti dhahaysa meel kasta oo bulsho ku nooshahay waa in uu jiraa sharci
xadidaaya
Function
of law
Sharciga
waxa uu u qabto bullshada
To regulate
the behavior of human being(inuu nidaamiyo hab dhaqanka bullshada )
To maintain
the law and order ( in uu ilaaliyo sareenta sharciga )
To impose
human right freedom (inuu xadido xuquuqda bini aamdamka iyo xuriyadiisa )
(qodabka 4-5
ee xeerka madaniga soomaaliyeed ayaa qeexaya)
Waa inuu
target ku noqon koox gaar ah ka qaadistarka
mu’waadinka xuquuqdiisa gaarka ah hadii laga qaadayo waa in ay soo
martaa hab sharciga waafaqsan.
Law a social
of role (qaanuunka waa xeer bulsheed )
Qaanuunka
qofkii u gafa ama u geesta qaladaad waxaa laga joojinayaa si dag dag ah ama
xoog ah.
Bullshadu
waxey leedahay gacmo ilaaliya xeerka bullshada eek u dhaqanto.
Law provide
society (bullshadu waxey ka heshaa ama uu u qabtaa qaanuunku )
Resolve
dispenses.(ineey qillafkooda ku xalistaan )
Protector
individuals ( in shaqsiga la ilaaliyo laguna xad gudbin xuquuqdiisa asaasiga )
Law
prevent the society (qawaaniinta waxeey
ka hortagtaa )
To prevent
Anarchy (in la ilaaliyo xasilooni la’aanta iyo waliba kala danbeen la’aanta )
Ummadii ay
ku badato danbiyada iyo kale danbeen la’aanta waxaa ku bata burburka.
Qawaaniintu
waxey u sameeyaan bullshada siyaabo kalo duwan sida ganacsiga iyo habka loo
ilaaliyo iyo walibo iyadoo loo hogaansamo sharciga waxaa keena labo hab.
Tusaale, qaanuunka qofka inuu u arko shayga in uu yahay mid wanaagsan ama in uu
arko mid xun
Moral
obligation (waxeey bullsahadu u aragto in uu wanaagsan yahay )
Legal
obligation (qawaaniinta qoran oo ee bullshada u hogaansantahay
Division of
law
Law is a
system of rules that everyone in a country or a society must obey (waa nidaam
qaanuuneed oo qof kasta iyo wadan walbe iyo waliba bullsha walba ay tix galiso
ama ay adeecdo)
The
formation of law? (side buu ku yimadaa qanuunka )
1)Legislation
(waxaa dajiya hay’ada sharci dajinta )
2) legislation
country is writing law passed by the parliament (waa qawaaniinta qoran ayna
meel mariyaan baarlamanka )
3)excusive
through decrees and regulation
4)privete
individuals legal binding
3)
Rule/norms aset of rules that
institution in pose (waa qodobo qaanuuneet oo ay soo saareen hay’adaha awoodau
leh )
NORMS an
except stander and way of behaving or doing that most people agree with (waa
hab dhaqan ay aqbalsanyihiin sida ay u dhaqmaan ama ay wax u sameysan la hayeen
TUSALE: Rules
Gadoomiyaha
wuxuu awood u lee yahay inuu wax so saaro waxa awoodaas samenaya nidaamka oo ku
dhisanyahay qaanuunka tusaale Norms (waa wax ay bulshadu aaminsanyihiin)
Rules can be
two one of them:
Moral rules
Legal rule
Personal,
particular , general , abstract
General(sharciga
guud waxuu sameyn ku lee yahay bullshada )
Abstract(waxa
lagu qeexaa wax aan la taaban Karin )
4 Source of
law and particular privete law (saldhigyada qaanuuneet iyo kuwa gaar ahaaneet
waxaa saldhig u ah
Shara
Islamic (sharecada islaamka waxey ka sareesaa qawaaniinta oo dhan xataa
dastuurka dowllada )
Dastuurka
gumeel gaarka soomaaliya (dastuurka waa qawaaniinta saldhiga u ah kaasoo
qeexaya ama cadeenaya hay’adaha dowllada sida ay u wada shaqeyn la haayeen )
Dastuurka
waxaa lagu nidaamiyaa madax banaanida xuquuqda iyo waajibaatka qofka mu’wadinka
ah uu lee yahay
Soomaliya waxay lee dahay dastuur qoran oo
calami ah.
Dastuurka
waxuu ka sareeyaa waxa walbo oo wadanka yaal marka laga reebo shareecada
islaamka .
Sharuudaha
dastuurka
Dastuurka si
sahal ah laguma badali karo.
Waxaana lagu
qoraa rabitaanka dadweenaha .
Qaanuunka
waxaa lagu badalli karaa habka uu ku yimid mise uu ku dhashay.
Qaanuun:
kasta oo ka soo hor jeeda qaanuunka waa waxba kajiraan.
3 Sharuucda
uu soosaro baarlamaanka ama golaha sharci dajinta.
Qawaaniinta:
uu soo saaro baarlamaanku wuxuu kasareeyaa qawaaniinta oo dhan marka laga reebo
shareecada islaamka iyo tastuurka wadanka uu kudhaqmo.
1
baarlamaanka
2 dawlada
xubnaha ka ah fadaraalka
3 dawlada
hoose (local government)
4 customary
law (waa caado)
Waxa uu
leeyahay 2 shardi
1 caadadu
waa in aytahay mid waqti dheer lagu dhaqmayay {jiilba jiil}
2 caadadu
waa in ay aamin san yihiin bulshada ama mujtamaca
5 heshiis
yada caalamiga ah ee dawladu gasho
Heshiis yadu waxa ay noqon
karaan
Qaab caalami ah ay kala
saxiixdaan labo dawladood waxa kale oo uu noqon karaa {region sida egad oo kale}
6 other sources
Qoraalada ay sameeyaan
aqoon yahanada
5 law marking process in
norm
Qaanuunka sida uu soomaro
1 baarlamaanka dhexdiisa
in laga soo hor jeediyo mise laga soocuriyo hindise sharciyeedka waa in uu ka
imaadaa xukuumada
6 interpretation of the
law
Legal interpretation is
returel or intede activity that gives meaning to a legal text
Fasiraada qaanuunka waa
hab aqoon kusalaysan taas oo siinaysa macno qoraal sharciyeed
Q: MAXAA LOOGA BAAHAN
YAHAY FASIRAADA GOORMAYNA TIMAADAA?
Waxay timaada marka ay
yimaadaan wax yaabo aan cadayn ama wax is qabad kusalaysan
The system interpretation
Habka fasiraada
1 daba waqtigii lajoogo
ama loobaahdo
2 hadbo nidaam qaanuuneed
ku salaysan yahay ama salka uu ku hayo
WAXA kaloo salka ku
haynkaraa
General particular individual
Classification of
interpretation of legal text
Habka loofasiro legal text
1 according to the subject
Marka laga fiirinayo cida
fasiraysa
WAA KUMA CIDA UGU HORAYSA
EE FASIRAYSA QAWAANIINTA FASIRATSA
YAAWAAYE?
1 maxkamada tastuuriga ah
Kii ay fasirto waa lagu
qasban yahay in loo hogaansamo
2 fasiraada aysamatso
hay”ada sharci dajinta
3 qaanuunka waa in uu
fasiraa cida uu u ogol yahay qaanuunka
4 Fasiraada ay samaysay
hay”ada garsoorayaasha ee maxkamada sare
5 iyo culimada qaanuunka
ku xeeldheer’;’
2 according to the method
Habka loo fasiraayo
Letral interpretation
Habka uu uqoran yahay
Logical interpretation
Maxaa macquul ah {side
kuula muqata}
3 waxaa labarbar dhigayaa
system ka uu ku salaysan yahay
4 historical
interpretation.
Waxaa loola jeedaa taariiq
ahaan sababta loo sameeyay
5 waxaa labarbar dhigayaa
qawaaniinta uyaala wadamada kale waxa ay kaqabaan
6 maxaaa loola jeeda
maxaase macquul ah
3 according to the extent
Verbal interpretation
1 Qoraalka saida uu u
qornaa in lafiiriyo xaruuf ahaan
2 qoraalka ayaa lasoo
koobayaa si cayiman
3 mawduuc ayaa siguud loo
fasirayaa waxaa lagala soo baxayaa nuxurka
7 public law and private
law
8 private law civil and
commercial law
Waa labada oogu waa wayn
Civil law legal relation
between private persons
Xiriirada qaanuuneed dhex
mara dadka gaarka ah
Commercial law deals with
economic predations apply to the commerce industry and provisional activities
Waxa uu nidaamiyaa ganac
siga guud ahaan
Taariiq ahaana waxaa jiray
labo sharci
Soomaali civil code waxaa
lasameeyay june/2/1973
Soomaali code of commerce
Wali lamasamayn waxaa
loogu talagalay in uu nidaamiyo xiriirka kadhexeeya dadka ganacsatada ah
9 constitution and private
law
Saamaynta ay isku
leeyihiin dastuurka iyo qaanuunka gaarka ah
Inta badan waxaa lagu
nidaamiyaa labo hab
1 mawaadiniinta waa in ay
uhogaan saman sharciga wadanka uu leeyahay
2 dawladu waa in aysan ku
xad gudbin xuquuqaha ay dadku leeyihiin
10 the role of judges in
private relations
Dowrka uu leeyahay
garsooraha marka laga hadlaayo xiriirka gaarka ah
The role of judge is to
apply the law to resolve the conflict
In uu dabaqo sharciga silo
xaliyo is qabad jira
Dabaqaada lagarabo
garsooraha waa
1 in uu fasiro arinta
laysku haysto sharciga waxa uuu kaqabo
Sida heshiiska oo kale
2 habka loogu dhaqmo
deegaanka sida uu soomaray
3 waa in uu qiimeeyaa
waqti ilaawaqti
Garsooraha ayaaa laga
rabaa in uu qiimeeyo
Erayga performance
The eorreying the obligations under the contract
Waa hawlaha loobaahan
yahay in laqabto markay labada qof heshiis galayaan
A} some general prinples
are particular importance because the effect the performance of a contract
Like good faith {niyad
sami}
B} because they coinciding
the validity of legal
Public order public moral
Public order waa maxay?
Waa nidaamka guud oo qof
walba waajib ku yahay inuu u hogaansamo
waxaa lagu tala galay in lagu nidaamiyo danaha
guud
sida nawad gelyada iyo
dhaqaalaha.
Wuxuu yimaadaa inta badan
arimaha ku saabsan dacwooyinka
Public moral waa maxay
Waa mabaa diida guud ay ku
saleesantahay anshaxa bulshada inta badan bulshada ay rumeesanyihiin
Mxaa sax ah maxaa qalad ah
oo bulshadu u arakto
Anshaxa xumada waxaa kamid
ah
Qofka muwaadinka ahinuu
san ku dhiiri gelin shaqaalaha dowlada inuu qaato laaluush
Equity means social
justice (cadaalada bulshada)
The judge these general
equity
Inuu qiimeeyo dhibka
meesha kajiro
2 qofka dacwoonaayo dhibka
haysta qod 218 ilaa 219 xms
3 to integrate the contract
In uu fiiriyo cilada ku
jirta heshiiska 145 xms
4 to interpret the contract
In uu fasiro heshiiska
asagoo ku bays garaynaya cadaalada 148 xms
11 legal relation rights
and interest
Waa xiriirada qaanuuneed
ee dhex mara dadka
Silo yiraahdo waxaa jira
xiriir qaanuuneed waa in lahelaa
1 xiriir qaanuuneed dhex
mara 2 iyo wixii kabadan
2 xiriir qaanuuneed u
dhaxeeya hantida iyo dadka
Legal person waxaa uu
leeyahay labo dhinac
A oo ah active position
qoka guriga iskaleh
B oo AH passive position
qofka guriga lagu wareejinaayo
Waxaa ka dhalanaayo duty
and application
Active position\right and
power inuu iska iibin karo uuna hiibeen karo. Waxaa jira exception xuquuq suge
Xuquuqaha waxaa loo
qeebiyaa labo
1: qof kasta waa inuu
aqoonsadaa si toos ah inuu u leeyahay
2:waxaa ququuda ka
dhalaneeysa waajibaadyada dhax mara dadka
Expectation waxuu noqon
karaa
Dejure : xuquuqaha qofka si sharci uu ku yeelan karo
Defecto : sharciyan legal
ma ahan
Duty: macnihiisu waa
waxyaabaha laga rabo qofka inuu sameeyo
Obllication: waa waxyabaha
qofka asaga isku waa jibiyo
12:the parties in the
legal relitions
Dhinacyada xiriirada
qaanuuneed
A party is someone who
takes part or participation in agreement or other legal relationship
Waa qofka kaqayb qaadanaya
heshiis yada ama xiriir qaanuuneed.
A FORSALE B ayaa waxaa
ladhahaa PARTY
Cida heshiiska banaanka ka
ah ayaa ladhahaa THIRD PARTY
WHAT IS THE THIRD PARTY
Third party or by stander
is someone outside the agreement or relationshipThird party.
maqusayso dhinacyada heshiiska
Dhinacyada heshiiska
gal;aya sharciga waxa uu awood u u siinayaa
sida ay rabaan in ay heshiiskooda ugutaan haday ka baxaynin xayndaabka
sharciga
13 the acquisition of
rights through
Originating title
Derived title
Originating title waa
lahaan shaha xaquuqda qofka aan cidi ooga soo horayn
Derived title waa xaquuq kasoo
wareegatay cidii laheed
Si ay ugu wareegto
xaquuqda waxaa loo baahan yahay
shuruudaha soosocda
1 in aad noqoto qof
gacanta kuhaaya ama iskaleh
2 waa in ay jiraan
sabab\qasad loo wareejinaayo shaygaas
3 shayga lawareejinaayo
sabab loowareejinaayo mid ayay noqon kartaa sababta loowarejinayo ama si sharci
ah
Waxaa wax kala gatay A
waxa uu noqonayaa transfer wareejiye
House
B waxuu noqonaa transfer lagu wareejiye
14 the loss of a right
Sida ay xuquuqdu kulunto
ama sida loowayo xaquuqda
transfer waxa ay ugu wareegi karta
1 qofkii lahaa xuquuqdaas inuu gato mise uu
hibeeyo
What is property right ?
Is property right is
transferred form the prior passes son and equered by another .
Qofkii lahaa in ay
kawareegto oo qofkale u wareegto
2 the loss of right is brought collective requirement.
Marka aytimaado baahi guud
waxaa ubaahday mushtamaca dan guud sida isbitaal waxaa lawareegaysa dawlada
Qaabka loowareejinaayo waa
labo hab
Compulsory qasab ayaa looga wareejinayaa
Qasab yaa looga gadayaa
Limitation xuquuqda uu
sharciga ku siiyay hadii aad mudo ku isticmaali weysay xuquuqdaas waad
weyneysaa
3 extinquistial by the
limitation waa goormee
When the precdntled to the
right dose not with in preced of time determined by the law artcle 371 s
15 rights xuquuqaha
Xuquuqaha waa sedex qeyb
A right and legal
situation
Xuquuqaha iyo xaaladaha
qaanuuneed
Q WHAT IS RIGHT
Right freedom to exercise
any power conferred giving by law and protected by law
Awooda isticmaalka ee
mabadax banana xuquuqaha ee sharciga siiyay isla markaana sharciga
ilaalinaya
Taariiq ahaan waxay salka
ku haayaan mudo fog
Wuxuu aad usoo ifbaxay
xiligii naabiliyom
Xuquuqaha lasiiyay
muhiimada xiliga naabiliyom waa
Hantida maguurtada guryaha
iyo beeraha
Waxaa loo isticmaalay
ereyga ah condinal power waa awood aan shuruud ku xerneen
Free and sovren of the
will individual
Xuquuqaha waxay lahaayeen
damaanad
In aanan cid soo fara
gashan Karin muwaadininta ama dowlada
B the originis of subjective rights
Xuquuqaha qofka
jiritaankiisa laxiriira means netral rights
Waxaa la aqoonsaday
qarnigii 17 ilaa 18 waqtigii uu xoogeestay waxa uu ahaa subjective rights
absulistim system
Subjective rights and
netral rights
1 right of live qofka inuu
noolado
2personal freedom xuriyad
madax banana
3 political
4 freedom of religion
5property right inuu hanta
yeelan karo
Waxay hormartay qarnigii
19 aad
C abuse of right
Xuquuqda aasaasiga inaadan
ku xadgudbin
Ama si qalad aad u
isticmaali Karin
684 qod x m s wuxuu
leeyahay qof milkiyad leh xaqiisa six ad dhaaf ah uguma isticmaali karo isagoo
wax yeeleynin milkiyada qofka laderiska ah
16 property of rights and
choose in action
Qeybaha ay u qeysamaan
xuquuqaha
1 property right xuquuqda
lahaanshaha
Iyo xuquuqda qofka uu
leeyahay
1 property right are
attached connected to the tangible thing
Xuquuqaha kadhasha wax
yaabaha muuqda
2 choose in action are
attached to form of compliance with another person
Lender waa deemiye obligii
Borrower obligor
Property right waxaa kasoo
horjeeda xuquuqahaha ka dhasha obligation
Property right kuma xerna
wax shardi ah
Farqiga u dhaxeeya
Qofkasta waa inuu
aqoonsada qofka iska leh
choose in action waa
xuquuqaha larawo dad gaar ah wajib ku yahay inay aqoonsadaan
property right waxay
leedahay sifooyin
1 xuquuq dhameestiran
2 xuquuqda qofka leeyahay
3 xuquuqdiisa inuu raadsan
karo ama soo ceshan karo
Possession waa haaysasho
detention waa haayin
Possession actual control
of property combined with the intention to use it rightly or wrongly as once
own
Waa heysasho dhab ah qasad
yahay inuu isticmalo waxay noqon kartaa mid sax ah ama qalad gacan ku henta
sheygaas waxay ku xerantahay qasad uu yahay inuu isticmaalo
Property right waxaa laga
fiiriyaa labo dhinac xaga milkiyada
1 Waa xuquuqda qofka
leeyahay
A wuxuu wax ka gaday B
wuxuu noqonaa owner ship of right
A occuple wuxuu degay B
house
A will be the new
possessor farqiga udhaxeeya
Owner ship wuxuu noqonaa
qofka gacanta ku heenta milkiyad
Possessor wuxuu taagan
yahay gacan ku heenta milkiyad manoqon karo
Qofka markuu milkiyada
yeesho waxaa lasocdo xuquuqo
1 inuu iska iiwin karo
guriga
2 inuu wareejin karo
guriga
3 inuu ku noolaan karo
guriga
4 inuu iska kireen karo
2 the right to exercise
Isticmaal xuquuqeed
Inaad hiween karto
Possession wuxuu noqon
karaa
1 sharci ku heesto
2 sharci daro ah
Possession
sharci ahaan markuu ku heesto waxaa loo baahanyahay innu uheesto dukumiinti
sharci ah
Illigimate
possession can be sharci darada waxay noqonkartaa
In bad faith
In good
faith
Possession
can be heysashada waxay noqonkartaa
1 dract
2 indract
marka isticmaalka si dad ban uu ku yimaado sida hotel
Possession
has two elements
1 subjective
elements
2 objective
elements
Detention
detaner
Waa xiriirka
sharciga aheyn ka dhaxeeya sheyga
Lamo socoto
xuquuqa milkiyada
Is defacts
relation ship with the property that unlike possession dose not include the
exercise of the ownes
Rights that
go with the property
Asaga
doorkiisa waa inuu haayaa sheyga
Chapter one the
end
waxaa mahad
iskaleh allaah subxana watacaalaa.
Mida labaad
waxaa mahad gaar leh.
Prof: axmed
faarax
waxaa soo diyaariyay
waxaa soo diyaariyay
abdirisaq haji omar ibrahim
introduction to private law
qaanuunka gaarka ah
faculty of launka
thanks for your teachingw
kuliyada qaanuunka
Comments
Post a Comment
Welcome our Legal Forum